SAWIRO:Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Maaliyada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay sida lagu xalin…