Wararka Maanta

Taliye Gorod oo Amar siiyay Ciidamada xoogga dalka

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku amray Ciidamada xoogga dalka in ay ilaaliyaan Xeerarka Caalamiga ah ee ilaalinta Xuquuqda Aaddanaha. Taliye Gorod ayaa faray ciidammada xoogga inay u hoggaansamaan dhowridda xeerka caalamiga ee xuquuqda aadanaha marka ay samaynayaan howlgallo…
WAR NAXDIN LEH: Meydad laga helay xeebta Boosaaso

Labo caruur ah ayaa saaka meydkooda waxaa laga helay  xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Caruurtan inta aana meydkooda lasoo helin, ayaa muddo waxaa la weysanaa halka ay jaan iyo cirib dhigeen. Burhaan Ismaaciil oo mid kamid ah caruurta ay…