Wararka Maanta

DAAWO SAWIRADA; Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka Mudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Maanta Booqday Saldhiga Ciidanka Booliska Galmudug halkaasi uu kula kulmay saraakiisha ciidamada amaanka Galmudug. Ujeedka kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa uu ahaa sidii saraakiisha ciidamada ula hadli lahaa xaalada ammaan ee degaanada…
DAAWO: Ciidamada DF oo toogtay Nin xiran Tuutaha Askarta

Ciidanka ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay hawlgal ay ka sameeyeen xaafada Black Sea ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin ku hubeysnaa qori AK-47 ah. Toogashada ninkan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii uu telefoonada ka soo…
AKHRISO: Senetaro ka jawaabay eedeyn kaga timid Galmudug

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka jawaabay eedeyn dhawaan kaga timid maamulka Galmudug ,taasoo aheyd in ay xildhibaano kasoo horjeedda maamulka Galmudug ay ku daadgureynaayaan Magaalada Cadaado. Xildhibaanada waxa ay sheegeen in door dhexdhexaadin ah ay qaadanayaan Khilaafka Madaxda…