Wargeyska The New York Times ayaa warbixin ka qoray wareysi uu la yeeshay amiir Imaaraati oo 31 jir ah, Sheikh Rashid Bin Hamad al-Sharqi, kaasi oo bishii May ka cararay dalka Imaaraatka, iskana dhiibay Dalka Qadar. Amiirka ayaa shaaca ka…
DEWaa barnaamij kooban oo aad u xiisa badan oo ku saabsan Suuqa Xoolaha Lagu Kala iibsado ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya iyo Meesha uu Saaka Marayo Waxaan soo diyaariyey igarre yaasiin HALKAN KADAAWO MUUQAALKA