Category: Wararka Sool Iyo Tukaraq

FALANQEYN:Doorashada Puntland Dhankee U Socotaa ?Yaase La Saadaalinayaa.

Doorashada Puntland Ayaa Maraysa Meesha Ugu Xasaasisanayd,Waxaana Kusii Qulqulaya Murashaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynaha Puntland oo Iskugu Jira Rag Doonaya Inay Saaxada Siyaasada Kusoo Galaan Doorashada Iyo Rag Cidiyaha Ku dagaalamaya Inay Helaan Gurigaasi. Waxaa Jira Hadal hayn Shacabka iyo…