Category: Wararka Maanta

Deg Deg:Dhac Ah Laascaanod iyo Rasaas Wali Ka Socota Gudaha Magaalada

Laascaanood(marqaannews.net)Waxaa Wali Rasaas Xoogan Laga Maqlayaa Iyagoo Dad Xanaaqsan Isku Soo Baxeen Banaanka Magaalada. Rabshado Ayaa Dhex Maray Dad Doonayey Inay Banaan Baxaan Iyo Ciidamada Maamulka Soomaliland Oo Rasaas Ku Furay. Markii Ay Rasaas Ku Fureen Dad Suuqa Ku Ganacsanayey,waxana…