
DAAWO VIDEO: Shacabka Muqdisho Iyo goaanka Kenya Ka fal Celiyey
Qaar ka mid ah Shacabka Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Dowladda Kenya Go’aanka ay gaartay uu yahay midiyada kaliya dhibaatou keenaya,balse Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Federaalka wax saameyn ah ku yeelan doonin. Maadaama xiisada Siyaasadeed ee u dhaxeysa…