Wararka Maanta

AKHRISO: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991

Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka,  Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka C/rashiid Cali Sharma’arke. Madaxweyne Cabdirashid Sharma’arke ayaa…
DAAWO: Madaxweyne Cusub oo lagu doortay Cadaado & Xaaf oo u duulay Garowe

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Doorashada Madaxweynaha  galmudug ay ka dhacday Magaaladaasi. Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ahaa Axmed Maxamuud Baasto iyo Cabdixakiin Cali Guure. Xildhibaanada Joogga Magaalada Cadaado ayaa Waxaa ay…