Wararka Maanta

Cabdi ILAY oo Maxkamad la keenay  Mar kale iyo Faah faahin yaab leh

Waxaa Maxkamad ku taala magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia markale maanta lasoo taagay madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnaha kula eedeysan kiiska dacwada ah ee loo haysto. Sababaha loo soo taagay markale maxkamada…