Wararka Maanta

Doorashooyinka Wadanka Turkiga Maxaad Kala Socotaa?

Ninka ugu cadcad dadka madaxweynaha Turkiga kula loolamaya doorashada madaxtinimada ee Axadda dhici doonta ayaa fagaare dad badani iskugu soo baxeen kala hadlay taageerayaashiisa magaalada xeebta ku taal ee Izmir. Muharrem Ince, oo ah hogaamiyaha xisbiga cilmaaniga ah ee Jamhuuriga…
Soomaliland Nabada 20 Sano laga Waayey Maanta Ma Laga Helayaa?

Laascaanood(Marqaannews.net)Soomaliland Ayaa Maal mahani kasoo baxayey Dhawaaqa Nabada oo Sheegeen Inay Diyaar u yahiin Inay La Galaan Puntland Si Dagaalka Kaga Soo Wajahan Gobolka Sool Loo Joojiyo,Taasi oo Isbada Joog Ahayd maal Mahani Ugu danbeeyey. Siyaasinta Ugu  Colaada Adkaa Soomaliland…
Wariye Caan ah oo Laqaarajiyey iyo Faah faahin dheeriya

Dilka wariye caan ah , islamarkaasna ahaa tifaftire wargeys oo lagu magacaabo Shujaat Bukhari ayaa laga wada gilgishay guud ahaan dalka Hindiya, dilkaas oo ka dhacay dhulka ay Hindiya maamusho ee Kashmiir. Kaliya ma uusan wariye, ee waxa uu ahaa…