Category: Maqal Iyo Muuqaal

DEG DEG:Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo oo Bur Buray

Mooshinkii dhawaan madaxweynaha Somalia laga keenay ayaa la sheegay inuu burburay, kaddib markii la sheegay in loo waayay kooram uu ku socon karo mooshinkan. Maalmo ka hor ayay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia oo tiradooda lagu sheegay 92-xildhibaan waxay gudbiyeen…