Deg Deg:Askari Puntland oo Badhan ku Toogtey suldaan Xabad U Furay

Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa rasaas ku furay gaadhi uu saarnaa Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ah Suldaanka beesha Aadan Siciid/Warsangeli ka dib markii uu ka shakiyay gaadhiga. Suldaanka ayaana ku geeriyooday rasaasta uu furay askarigaasi.   Dilka ayaa…
DEG DEG:Madaxweyne Gaas oo Booqanaya Tukaraq

Sida Ilo Wareedyo u Sheegayaan Marqaan News Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas oo safar Ugu Guda Jira Gobolka Sanaag Ayaa Booqanaya Gobolka Sool Iyo Degmada Tukaraq,Goobaha Fadhisimada Ciidamada Difaaca Puntland Ku leeyahiin. Madaxweynaha Ayaa la Sheegay Inuu Saacadaha…
DAAWO VIDEO:Madaxweyne Gaas oo Booqday Qabriga Darood Ducana U Sameeyey

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga gobolka Sanaag ayaa maanta booqday qabuurta Daarood Ismaaciil iyo xaaskiisii Doonbiro Dir oo ku aasan deegaanka Haylaan ee gobolkaas. Booqashada Madaxweyne Gaas ee qabuurta Daarood Ismaaciil iyo Doonbiro Dir waxaa…
DEG DEG:Rasaas Laga Maqlayo Tukaraq Hada.

Wararka Hada Ka imaanaya Tukaraq Ayaa Sheegaya Inay rasaas Kooban laga Maqlayey  Goobaha Jiida Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Soomaliland isku Hor fadhiyaan,waxaana La Sheegaya Inay Rasaasta Daqiiqado kooban hada Socoto. Dadka Deegaanka oo an la Hadal Nay Ayaa Sheegay Inay…