Degdeg:- Hirshabeele oo amartay in lasoo xiro gudoomiyihii hore ee Hiiraan

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed”.

Qoraal ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa lagu shaaciyay in loo haysto Yuusuf Dabageed illaa toban dambi oo ay ka mid yihiin ku xadgudub dastuurka Hirshabelle,abaabulid dagaal sokeeye,kutumasho astaan dowlad goboleed iyo mid qarameed iyo qaar kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.