Degdeg:- Gaalkacyo waxaa lagu dilay 9ruux oo loogu aargudayay wiil fiidki la khaarijiyay.

Wararka ay heleyso Marqaannews ayaa aheegaya in caawa 9 qof lagu dilay duleedka Gaalkacyo halka ruux 10aadna uu dhaawac soo gaaray.

Wararku waxay intaa ku darayaan in dadkan hal meel lagu toogtay sida dad soo qaaday maydadka ay shegeen, waxaana hadda la geeyay isbitaalka wayn ee kuyaal koonfurta Gaalkacyo.

Fiidnimadii hore ee isla Caawa waxa kaloo lagu dilaya gudaha magaalada Gaalkacayo marxum Cali Dhiif oo katirsanaa dhalinyarada saamaynta kuleh magaalada.

Lama cadayn cidda ka danbeysay dilalkaas kala duwan ee caawa ka dhacay Gaalkacayo.

Wixii kusoo kordha kala soco Marqaannews.

11 Comments

    • Qofka jaahilkaa waxuu ku hadlaa hadalo jaahilnimo sida qoraalka kore kan soo qoray oo kale ee jaahilkaa ee leh waxaan ku farxaa dad bilaash lagu laayo.Jaahil yahoow waxaad ammaantay oo ku faraxday dad masaakiin ah oo ay leeyeen jaahiliin adigoo kale ah.Isla markaas nimanka ad ku sheegtay mujaahidiin baa dhexdooda iska laayey

    • ASC.
      KU:Dab La Riday ama Anonymous.
      Dabaal yahoow dadka la dilay waa reer baydhabo Mooryaan Gareey baana dishay ee ama ku farax ama mujaahidiin ku sheeg Mooryaanta.You are another rouge.Macnaha waxaad tahay Mooryaan kale.Waayo intaan arkayey qoraaladaada waxaad ku faraxdaa dhibaatada iyo xumaanta.

    • πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ iilmo Guenter Bishoof πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£

  1. Dad iyagii la adeegsanayo in ay dad dilaan, Qaraxwada meel walba, kan gaari gacanka wadaa qaraxa buu wada, waana la qabtay kuwa dhar wareejinaya qaraxna sida, hadaba sidee loola noolaanayaa dad cid kastaa ku shaqeysaneyso, Koofur galbrrd dadkeeda wax ha u sheegto iyo in ay dadka nabad kula noolaadaan, . Sodon baa usbuuci dhoweyd Puntland lagu qabtay, weyna qirteen in ay dadlaayeen dadkalena soo direen. hadaba dadkaan iyagaa far dheeraatey noqdey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.