DEG DEG:Dagaal Tukaraq Ka Qarxay Ciidamadi Soomaliland oo Lagu Laayey Weerar.

Dagaal u dhexeeya Maamulka Soomaliland iyo Ciidamada dib u xoraynta Khaatumo ee uu hoggaamiyo Col. Faysal Falaalug ayaa xalay ka dhacay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool sida ay soo sheegayan dadka ku nool tuuladaasi.

Dagaalka ayaa saqdii dhexe ee xalay bilowday kadib markii dagaal-yahanno ka tirsan Ciidamada khaatumo ay weerar culus ku qaadeen taliska Maamulka Labaxay Soomaliland ee aga’gaarka buurta “Laba-madaxleey” oo dhanka koonfur bari ka xigta tuulada Tukaraq.

Wararka halkaasi laga helayo ayaa sheegaya in dagaalka oo socday in ka badan hal saac uu  ka dhashay khasaare kala duwan oo labada dhinacba gaaray .

Ciidamada Maamulka Soomaliland ayaa lagu Soo waramaya in ay Weerarkaas kala kulmeen Jabweyn , Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray, maleeshiyaadla SNM sidoo kale waxaa laga Gubay Baabuur Tiknoko ah.

Marqaannews

5 Comments

  1. Habarti pl kolba 10 nin hasoo dirto.kkkkk
    Waxa nasiib daro ah in wali maydkodi halkii ay gaadmada ka bilaabmen yaalo xataa wax gaadiida may wadan

  2. Tukaraq, waxaa ka taagan GUSKA iidoorka SNM waxaan u fasaxnay dhoocilha hartiga daaroodka bikrad ah cid kale ma iman karto.

  3. Meelwalba waxa dadsan bakhdiiga Iidoor buuryo jaaqey 🤣😂🤣😂🤣😂🤣 waraabaha saab aye heelen. 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
    Geerida waxey dhiibisa kan dhoof ku yimiid. Ilmo Guenter Bishoof dhul ay laheen aye udhiimanayan. Muuse danyedh muxu ilmo buuryo jaaqayaal lumiiyeey?? 🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂😂🤣😂🤣😂🤣

Leave a Reply

Your email address will not be published.