DEG DEG+DAAWO: Waxgaradka & Saraakiisha Ciidanka G/Sanaag oo Go’aan halis ka gaaray duulaanka Ciidanka S/land & diyaargarow Xooggan oo socda

Wararka saakay naga soo gaarayo deegaanka Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo shir Xasaasi ah oo ay leeyihiin Waxgaradka,Saraakiisha Ciidanka Puntland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Shirka ayaa diirada lagu saarayaa sidii loo xasilin lahaa deegaanada Gobolka Sanaag loogana Difaaca lahaa Ciidanka maamulka Jeegaanta oo halkaasi oo duulaan ku soo ah.

Waxgaradka iyo Bulshada Gobolka Sanaag ayaa sheegay iney garab taagan yihiin Ciidanka Difaaca Puntland oo har iyo habeen u taagan Difaacida sharaf iyo maalka Shacabka Gobolka Sanaag.

1 Comment

  1. WCS ebyan xbiti waan kaa qaaday salaanta aad iigu dhaaftay page hore
    beryahaan xageed kadhacday, Meesha dhan wax dumar ah kaligeey baa kusoo haray, waad igu cidleeyseene kkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.