DEG DEG+DAAWO: Waxgaradka Gobolka Sanaag oo shir deg deg ah isugu yimid,Eedeyn kulul u jeediyay Farmaajo & Kheyre

Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag oo hadal kulul u jeediyey dowladda Federaalka kuna eedeyey in duulanka lagu hayo gobolka Sanaag iyo dagaalada ka jira ka aamus santahay.

Gobolka Sanaag waxaa ka taagan Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Somaliland,waxaana shacabka qaar ay bilaabeen iney ka barakacaan deegaanada dirirtu ka taagan tahay.

16 Comments

  1. Odayadeena qaaliga ahi wax yar ha sugeen abaabulkii dhallaanka dhulka u dhashay iminka ayuu qummaati u duulayaa ee. Qodobbada aan anigu hadda wacyi galintiisa hawsha ku billaabayo waa fikirkan qaladan ee wax walba Garoowe iyo Xamar looga fadhiyayo inta gacmaha la iska laabto. Dawladi waa shacab oo shacabku na waa tuulo, degmo iyo gobol kasta. Dawlad kale ma ay jirto.

    Dhaxalkii ugu xumaa ee ay dawladdii kacaanka ee burburtay gobollada Soomaaliya dheefisay waxay ahayd in shacabka maanka lagaga qufulay dawladda oo ay afka u kala hayaan halkii loog baahnaa in ay iyagu maareystaan horumarkooda hoose. Sool iyo Sanaag arrimo dhaqan ah ayaa runtii curyaamiyay oo jaha wareer kaga riday qaabka ay masiirkooda siyaasadeed iyo aayahooda uga arrinsan lahaayeen. Hadda se ayay Eebbe idamkii soo afjarmayaan oo anaga ayaa u soo tafaxaydannay.

    Daaqadda ay SNM-tu ka soo dhacday ayaa jahligan cid kale looga fadhiyayo in ay wax kuu qabtaan oo tolkan sidiisa kale dunida qaniga uga ahi liidnimadan baday. Laaluush iyo laangaruusar qori saaran yahay midna dadka maankooda iyo quluubtooda lagu ma kasban karo oo rabitaankooda wax ka duwan na lagu khasbi karo si kasta oo la iskugu dayo. Cid kugu edeb darrootay na axsaan idin ka ma dhexeeyo sideeda ba. Sool iyo Sanaag kuwii ka dhashay ee iska af gaabnaa baa u dhiidhiyay oo sha’nigooda dhaqaajin doona dhawaan Eebbe idamkiisa.

    THE REVOLUTION HAS WELL AND TRULY KICKED OFF. JUST A MATTER OF TIME.

    • Adeer waad ku mahadsantahay taladaas aan sii raaciyo Hogaamiye ah mid ku dhashay haybada HOGAAMIYENIMADA ma aha mid qabiil ku yimi Hogaamiyanimada waa wax ilaah uu siiyo qofka Sidaas darteed hogaamiyahaas ha idinku hogaamiyo wadada horumarka iyo guusha lehHogaamiyahaasoo leh HAL ABUUR iyo Leadershibnimo wanaagsan isuna sabra. Waxaan aad ugu adkaynayaa in wax walba ay gacantiina ku jiraan. Umana baahnidin lahadalka waxma garatka Farmaajo iyo Khayre oo aan aqoon u lahayn Federalismada.Shaqaalaha Dawlada Xamar Jooga markuu helaayo bishii KUN doolar kan Sool iyo Sanaag jooga uusan waxba heleyn Daqliga badan ee Soomaliya dibada uga yimada maxay Xamar uga soo bixiweysay.
      Tusaale Wasiirka Waxbarashada Dawlada Federaalka oo kormeer ku taga Dugsiyada Howlwadaag iyo Kaaraan Ma wasiirnimadiisa Banaadir bey ku egtahay. Farmaajo u shaqee USC.

  2. Hartiga Bah Majeerteenka waa reeraha Soomaali oo dhan bulsho ahaan ugu maalqabeensan oo ugu qanisan. Hantidooda dal iyo dibed ba daadsani wax baaxaaddeeda la koobi karo ma aha runtii. Waxaa se reerahan sha’nigooda iyo shimbirkooda kala qubay hoggaan xumo iyo dhaqan guur qurbaha kaga habsaday oo damiirkoodii hoos u dhigay. Dameero dahab ku raran yahay ayay noqdeen.

    Ololaha aynu billawnay ayuu hadafkiisu yahay in waxyaabahan ku geedaaman aqooneyn iyo wacyi galin bartilmaameysan maanka looga safeeyo oo waaqiciga dhabta ah dhugta iyo dheeha loogu kala qaado. Hoggaan xumadu siyaasadda iyo ismamulka kaga ma eka ee kii oogu sarreeyay ee ugu na muhiimsanaa ayay ka curyaameen oo ah kan dhaqanka. Waxa ba waa loo dhigtay oo dulligan doorashada dambe ee Puntland lagu ma gaari doono Eebbe idamkii.

  3. Dab iyo Dhagax laiskuma Dhuftee
    Kala Dhowra.
    Dhaqan iyo Siyaasad isma galaan ee kala Dhowra.
    Talada iyo Tilmaanta marka la isu keeno la gorfeeyo teeda fiican la qaato guul iyo horumar bey keentaa
    Taajka Makhir tilmaan iyo talo wax ku ool ah bey bedka soo dhigay ee yaan
    la khasaarin.

    • @Moh’d Mohamud,

      Mudane aad baad ugu mahadsantahay guubaabadaada qiimaha iyo qaayaha badan ee garaadkaaga sarreeya ka soo go’day.

      “Laa Yashkurullaaha Man Laa Yashkurunnaasa”

  4. KKKK yaabaa is gaadhayba…let them feel the heat!

    Waxay ogyahiin in ISAAQAA ka go’antahay inay soo afjaraan canaasiirtaa oo mar ay noqotaba gaadhayaan THE BORDERLINE.

    WAANU SOO SOCONAA ILAA INTAANU TAGAYNO YOOCADA..

    Yusuf DABAGEED baa yaabay.

    God bless Somaliland.

    YUUSUF DABAGEED BAA YAABAY

    • @Landless Loser,

      Xadkan aad ku xadreynayso waxaa kala xarriiqday oo uu ku ekaa gumeysteyaashii Britain iyo Italy boqol sano hortood.

      Ma inoo sheegii kartaa xad iidoorka u xidhnaa 1960kii waxii ka horreeyay bal in aad dameer iska dinaahaya tahay?

  5. Iidoor wagaashoow, caqliga saaxiiga ahi waxuu dhaadan yahay in gumeysigii hortii aanay Soomaaliyi abid xuduudo kala yeelanin oo ay ahayd bulsho ballaadhan oo mandiqad waasac ah ee isu wada furan deegaano u kala daadsanayd.

    Soomaalidu sideeda ba fadaa’isha uu Rabbi ku galladay waxaa ugu weyn in ay asalka ba tahay bulsho oo aan sina u kala faquuqmi karin marka dadyowga kale ee dunida lagu jimeeyo. Dhan walba waxay ka tahay jidh qudh ah ee aan xubin xubin u kala qaybsami karin. Dad isku isir ah ayaa ba waxaa kala fogeeya waxyaabo sida caqiiqada iyo taariikh ka qaldantay – Soomaalidu se maya.

    Waxaa se diinta Islaamka iyo dunida kale ba agtooda ka caayan oo oogu liita dad gumeysi mar ku soo xadgudbay ee dabada laga harraantiyay heeryadiisa inta uu qashin qubka ka soo faagfaagtay oo dib isugu raray haddana ku sii faanay.

    Khara!

  6. Xaarka MAAKHIR

    KKK Dhulkaan Rabnaa Waa Dhulkaagaa sxb..NACNACDA ka bax orod is xoree, halkan intaad ka barooranayso..

    kkk lahayste lahayste dhalay..

    #BAQAAAAAAAQ

    God bless Somaliland.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @Landless Loser,

      Dhulkayga teer iyo awooweyaashaa baad raaciyad ka ahaydeen oo la idiin ka soo talin jiray ee wax kale miyaad haysaa boowe? Adiga ayaa ah la haystaha ugu liita ee Xabashida iyo Oromadu ay dhulkiisii ka dhaxal wareejiyeen.

      Dhulkan Salaaddiinta iyo Boqorrada ama qabri baa kaaga qodan ama se qaxooti baad ka tahay maandhe. Sanaag iyo Karkaar maatadaadii baa daadsan oo loogu daryeelaa. Afka cagaaran khaakhdaa la gor maandhe dow kale kuu ma furna ee.

  7. Farmaajooy Nagasoo Gaadh Naga Soo Gaadh Baa Ka Dan bay say.

    Aarmayee AARMAAJO IIGEEYAA..

    Bal RUUSH uyeedho..ARMAAJO isagaabaa OROD KUXAAREE!!

    Walee QOF IDOOR FUULAY BAAN DHUUSIN!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk look kkkkk

  8. Ninkii Iga Xoog Weeyni …Aniga Hayga Dulboodo.

    Dhulkaan rabo een ku dagalamayaa waa dhul #XAAROOD…not dhul ISAAQ.

    Inta Wiil ISACK ahi nool yahayna..saas uun baanu idiin ku talin oonu dhulkiinana haysan ilayn BRTISH baa nagu balamiyee!!

    Kkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Sadex guuto oo kala ah..

    99AAD…INA DHAMAC ..1000 NIN.

    111AAD …INA KOOZAAR..1000 NIN.

    201baad…MAXAMED CALI ..1000 NIN.

    3000 KUN oo ISACK PURE ..DHAASHII SNM …
    ISAAQII asalka ahaa oo KAYDKA ahabaa baan Idiinosoo dirnay..

    Hello HARTI..no more Aminaad danbe…intii ka dhinayd SNM waagii soo gashay oo aanay tagin kadib markii codsiyo isdaba joog ahi uga yimaadeen gobolada SANAAG BARI & BEESHII WAROOS oo ka dalbadeen inaanay Soo gaadhin SNM deeganadooda oo horteed ba IS DHIIBEEN.

    Unasoo dirayaan ODAYAAL DHALQMEED & SALDANADII REERKA…taasi oo ahayd KHIYAAMO weeyn oo SNM aanay Dhuganin bal se ugu muuqatay uun ISASOO DHIIB.

    God bless Somaliland.

  10. Masaakiin Warsangeli-maato’ haddii iswaashaan sidii Dhulbahante shaarubaha dhulka loogu xidhay ayaa Warsangelina dhulka loogu xidhidoona shaarubaha’ weliba laad iyo karbaasha loogu daridoona. Somaliland nin ka rabin ha guuro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.