DEG DEG+DAAWO: Waa sidee Xaaladda deegaanka Tukaraq,Hub Uruursi socda & cabsi ka jirta dagaal mar kale dhaca

Wararka saakay naga soo gaaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in xaaladda ay tahay mid degan,islamarkaana ay shacabka ay dareemayaan cabsi dagaal.

Habeen ka hor,waxaa deegaanka Tukaraq ku dagaalamay Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Ciidamada dib u xoraynta Khaatumo ee uu hoggaamiyo Col. Faysal Falaalug.

Labada dhinac ayaa hadda Hub uruursi ku jira,waxaana wararka qaar oo marqaannews uu helayo sheegayaan in Ciidanka Somaliland dib u gurasho ay sameeyeen.

12 Comments

  1. KKKKK kawarama YUBBE, HADAAFTIMO, XIINGALOOL, BADHAN & CELBUH?!

    Tukaraq waatii daarood oo dhami iskugu yimid oo taako ka mid ah ku dhici waayaye.

    Hadeer BANOONIGU dhankaas iyo arlo WERIS bay ka socotaa ciyaar qurux badaniye.

    God bless Somaliland.

  2. Deni muxuu meel difaacdaa waa kaa Puntland gebigeeda ba Itoobiyaanka ka xaraashay ee?

    Baddii Puntland waxuu u gacan galinayaa Wasaaradda Difaaca Itoobiya oo duulisteedii na waxuu afka u galiyay Ethiopin Airlines. Inta baaqiga ahi na waynu dhawraynaa dhawaan.

    @Landless Loser,

    Waar dabacayuunoow doqon baad tahay sidii ay Iidoorku Woqooyi Galbeed Itoobiya uga xaraasheen bay Majeerteenkii na Puntland uga xaraashayaan hadda.

    Giddigeenu Itoobiya ayaynu raaciyad rasmi ah u noqonay oo dhulkan na Itoobiyaa leh. Dhaqdhaqaaqyadan Sool iyo Sanaag ka socda Itoobiya ayaa geyiga ku suganaysa neef baad tahay ee. Saylad xabashiyeed baynu wada taagannahay ee ciddayaha naga la baax boowe.

  3. Xaarka MAAKHIR

    Ninkiii wax hayataa ayaa xaraashee adigu maxaad haysataa halkan baad matag iyo xaar la dhex fadhidaa 24\7.

    Taako dhul ah iyo hal magaalo ma haysataa oo 100 degaan?! Intii yarayd ee labada tuulo ahayd eed daganayd na ISAAQ baa kaa qaadaay.

    Puntland na waa ku saxantahay in ay horumariso dhuljeegaa..ama China haka xaraashto ama Japan ama Ethiopia way ku saxsan yahiin inay deeganadooda horumariyaan LIKE SOMALILAND.

    Markaa oohinta iska dhaaf dhulkaagu waa Somaliland, dalkaaguna waa Somaliland…waxba yaan cuqdad iyo daaroodnimo iyo hartinmo ku qaadin.

    Dhulkaaga dhiso horumari oo saxaran qalalan eed degantahay horumar gaadhsii oo Iskuulo dhakhtaro caafimaad u samee iyo biyo saafi ah.

    Waa talo aan kusiiyo tii ugu wanaagsanyd….hadii kale halkaa sidaas uga barooro waligaa anaguna waanu kugu qosli uun!!

    What a deluded deep shit!

    God bless Somaliland.

    • Alla maxaad iska oorinaysaa! Waar Woqooyi Galbeed Itoobiyaa leh oo kaa dhaxal wareejisay ee ma hadal baa kuu bannaan oo ma?

      You are a bloody slave of the Ethiopians but perhaps you don’t care for obvious historical reasons. No wonder I feel the shame and the pain and you don’t!

      Oh, before I forget; “shit” and “deluded” never go together in English. You’d be better off spending the time you waste on here attending some adult language course in English and Somali.

      Deluded Citizen of Nowhere.

      • But “deluded” & “shit” can go together if the word “shit” is being used to describe “you”. So instead of saying “deluded person” to you, he is just choosing to call you “deluded deep shit”.

  4. Hal Tuulo Oo 100 qof deganyahay dhulkagaa iyo dagalkaagaa lagasoo heli maayo..hadana halkan baad dhuuso la fadhidaa…xataa nimankii dhabayaco ee waxoogaa dhoowrka magaalo lahaa ayaabaa khajilsan oo beryahaan faankii iyo faataabakhdii la dhuuntay.

    Macdala waabaa adooo WARSANGALI ah oo hal xaajiyad ahi ku qaado, markaa wakhtigaad halkan KEYBOARD ka ku khaasaarinayso anigu waxaan ku odhon lahaa waxa fiicnaann lahayd inaad afarta tuuloo ee qalalan intaad tagto wixi aad u qaban karto u qabta.

    Taas baa kaagaa kheeyr badnaan lahayd, intaad ummad kale oo dhulkoogaa iyo dadkooga hagaajisanayaa oo dhisanayaa aad wax ka sheegayso…WBT

    God bless Somaliland.

    • Alla maxaad iska oorinaysaa! Waar Woqooyi Galbeed Itoobiyaa leh oo kaa dhaxal wareejisay ee ma hadal baa kuu bannaan oo ma?

      You are a bloody slave of the Ethiopians but perhaps you don’t care for obvious historical reasons. No wonder I feel the shame and the pain and you don’t!

      Oh, before I forget; “shit” and “deluded” never go together in English. You’d be better off spending the time you waste on here attending some adult language course in English and Somali.

      Deluded Citizen of Nowhere.

  5. Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. K
    KK
    KKK
    KKKK
    KKKKK
    KKKKKKK
    KKKKKKKK
    KKKKKKKKK
    KKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  7. @Landless Loser,

    Waxaad afkaaga iskugu xidhay:

    “intaad ummad kale oo dhulkoogaa iyo dadkooga hagaajisanayaa oo dhisanayaa aad wax ka sheegayso”

    ‘Carabi waxay ku maahmaahday “kullu shay yarjic ilaa aslihii’ oo waa runtaa oo Xabashidii iyo Oromadii baa dhashoodhii dib u hantay oo dhulka na dhisanaysa.

    Abidkaa maanta ayaad run sheegtay!

    Citizen of Nowhere.

  8. Xaarka Maakhir

    Adeer anigu run baan kuu sheegay waxaan ku dhahay intaad ku mashquulayso dad dhulookiigi iyo dagalkoogii dhisanayaa oo horumarinayaa adiga kaagii mee?!

    Ninwaliba GOOF kiisuu horumarinayaye adigu intaad DHUXUSHA iska dayso inaad dhulkaaga horumariso soow mahaa.

    Miyaad rabtaa dadku inuu sidaada oo kale dhul qalalan oo SAHARA ah dhuxusha ku shito waadigan horumarkii diidane…

    Anigu talo ayaan ku siiyay waxaan ku idhi qaxba haku mashquulin ISAAQ & DHABAYACO ..adigu deegaankagaa wax ka dhig.

    Dhuxulaysato Ilaa Dhuxulaysato!!

    What a deluded deep shit!

    Kkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Horta miyaadan camal haysan oo aanad shaqysan mise LOOSER baad tahay mise curyaan baad tahay waadigan afar & labatanka saac halkan fadhiyee?!

    Nolol raadso baan kugula talin lahaa oo waxoogaa yar eed caydha ka qaadataa ama Disability ga yaanu wakhtiga kaa qaadin.

    Way ga talo waayeel.

    What a deluded deep shit!!

    🤔🤔🤔

Leave a Reply

Your email address will not be published.