DEG DEG+DAAWO: Shirkii M/Goboleedyada ee Nairobi oo fashilmay..Yaa fashliyay,Muxuu u fashilmay?+(XOG XASAASI AH)

Waxaa gebi ahaanba fashilmay shir si wadajir ah oo toddobaadkan madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ku dhex mari lahaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Xogo aan helnay ayaa sheegaya in baaqashada Shirkaasi kadib ay madaxda Galmudug iyo Jubbaland inay bilaabeen kulamo kala duwan oo ay la qaadanayaan dadka deegaanadaasi kasoo jeeda iyo qaar kamid ah wakiilada caalamka.

Si rasmi ah ilaa iyo hadda looma ogaan waxyaabaha keenay in shirkaasi uu baaqdo, balse waxaa soo baxaya in culeesyo soo kordhay ay keeneen inuu baaqdo kulanka la filayay inuu ka dhaco Nairobi.

Warar kale oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo laga sugayay Nairobi uu shalay ka dagay magaalada Addis Ababa taasi oo qeyb ka noqotay dib u dhaca ku yimid shirka.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo dhankiisa ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa deg deg ugu laabtay magaalada Beledweyne, si uu isaga xaliyo culaasaadka kusoo kordhay, taasina waxay qeyb ka noqotay baaqashada shirka ka dhici lahaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkan ayey dowlad Goboleedyada la lahaayeen Beesha Caalamka waxaana ay iclaamiyeen markii uu fashilmay shirkii lixda maalmood ka socdya Garowe una dhaxeeyay dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada.

Madaxda maamulada Jubbaland, Galmudug iyo Puntland ayaa hadda u muuqda kuwo isku mid ka ah dagaalka ka dhanka ah dowladda Soomaaliya, maadaama ay cadaadis kala duwan ay la kulmayaan.

Lama yaqaan in shirkan waqti kale oo mustaqbalka dhow ah dib loo qaban doono iyo in kale.

2 Comments

  1. As recently foretold and warned against, our great Somali Nation is being stealthily and gradually annexed by an Ethiopia which is itself under siege by the vengeful Oromos. The news that Mr. Deni has just flogged off Puntland’s waterways and air travel services to the Ethiopian Defence Ministry and Ethiopian Airlines respectively have come as a bombshell out of the blue. I am one of the many patriotic Somalis who are seething with rage about this sell-off.

    The point I was attempting to put across with regard to the headline above is that no matter Puntland’s fate in the near future, the citizens of Maakhir have risen up and are taking back control of both their sultanate and its future direction of travel. Our decent and trusting traditional leaders committed the mistake of entrusting the fate of their land and folk in the hands of their next of kin whom they honestly believed were trustworthy and sincere but this has proved such a costly mistake that shall never be again repeated.

    Even within the wider framework of Puntland as a state in Federal Somalia, Sanaag (and if they are willing to join us, our cousins in Sool and Cayn) will reclaim their regional sovereignty and determine their own style of self-governance. The lesson has been learnt and the decision made never to repeat that same mistake again, ever. We are willing neither to be the pawns in the northern power struggle anymore nor for our land and resources to be sold off to our lifelong enemies – the Ethiopians.

    Maakhir Shall Remain Maakhir.

  2. Maakhir Shall Remain Maakhir.

    REPLY
    Inaadeer maxaad u leedahay our cousins Sool and Cayn, are you insinuating the SSC people are not the part owners of Sanaag. Do not be pitiful cousin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.