DEG DEG+DAAWO: Farmaajo & Kheyre oo dagaalkii ugu dambeeyey u adeegsaday Axmed Madoobe

Kulan gaar ah oo ay 8-da bishan June kuyeesheen Madaxtooyada Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisulwasaare Xassan Cali Kheyre, Kusimaha Taliyaha NISA Fahad Yaasiin iyo wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Oomaar, kaas oo looga hadlay arrimaha Jubbaland.

Arrimo badan oo qarsoodi ah ayaa kulanka lagu faaqiday waxaana ugu badnaa qodobada looga wada hadlay arrimaha so xulida xildhibaanada, u yeerida Odayasha dhaqanka iyo si kasta oo looga guuleysan karro Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO FAAHFAAHINTA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.