Daawo:- Yuusuf Dabageed oo ku dhawaaqay inuu dhisayo maamul kamadax banaan Hirshabeele “Waare ha utaliyo Jowhar kailya”.

Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee uu Maalin ka hor xilka qaadista ku sameeyay ee Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle.

Waxa uu ku dhawaaqay maamul kamadax banaan maamulka Hirshabeele kaasi oo laga dhisayo sida uu sheegay gobolka Hiiraan.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.