DAAWO VIDEO:Yaab Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Si Yaab Leh Walalkii U Diley

Ilo wareedyo ay qorayaaan saxaafadda Mareyklanka ayaa Ku Doodaya in Kim Jong-nam oo ay walaalo ahaayeen hogaamiya Waqooyiag Kuuuriyada ee ee sanadkii 2017-ka lagu dillay Malesia uu u shaqeynayay wakaaladda sirdoonka Mareykanka

Ilo wareedyadaas uu helay wargeysla Wall street Jormal ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Kim Jong-nam uu qeyb ahaan xariir la lahaa dhowr dal oo ay ku jirto Shiinaha .

Wargeyskaas ayaa sheegaya in Kim Jong-nam uu dhowr jeer la kulmay saraakiil ka tirsan CIA-d amareykanka balse wakaaladaas sirdoonak Mareynka ay beeniyeen arintaas .

Kim Jong-nam ayaa horay loogu badinayay in uu noqon doono ninka Kim Jong-un ka badali doona hogaanka Kuuriyada Waqooyi , waxaana Kim Jong-nam lagu dilay Kiimakada VX xilli uu ku sugnaa garoonka Kulambur .

Xogtaan waxan ay intaas ku dareysaa in Jong Nam uu bishii February ee sanadkii 2017-kam uu safray Malesia si uu ula kulmo shaqsigii uu kala xariiriyay sirdoonka Mareykanka ,. waxaana dilkaas oo u muuqda shirqool loo xeray laab dumar oo kula dhashay dalalka vietname iyo Indonisia .

Sheekada yaabka leh waxa ay tahay in labadaas dumar ay ku adkeysteen in qiyaano ay kala kulmeen sirkoodka Waqooyiga Kuriya oo ku aadan fulinta weearkaas sidaas oo ay tahay Malesiya waxa ay bishii March sii daayeen gabartii reer Indonisa halka middii vietname-kana la sii daayay May
Koonfurta Kuuriya ayaa dariskeeda Waqooyiga Kuriya ku eedeysay in iyaga ka dambeeyeen fulinta dilkaas inkastoo maamulka Pyongyang ay beeniyeen arintaas

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Horay U Diley Adeerkii Sidoo kale Siyaasinta Qoyskiisa ee uu Uga Baqayey Inay Afganbiyaan Xabsi Ka Buuxiyey Ayaa La Sheegay Inuu Helay Tuhun Inuu Walalkiisa Maraykanka La Shaqeynayey.
Dilka Walalkii Maha Wax Yaab leh Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi lakiin waxaa yaab Leh Sida Dalalka kale Sirdoonkiisa Awooda Ugu Leeyahiin Una Suura Galiyey Dilkaasi Walalkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.