DAAWO VIDEO:XOG CULUS Itoobiya oo Bahdishey Somaliland Shir Loo Diidey Adisababa Geeska Afrika

Soomaliland Ayaa la Sheegay In Loo Diidey Shir Isbadalada Geeska Afrika looga Hadlayey oo ka Socda Magaalada Adissababa,Shirkaasi oo Looga Hadlayey Maaliyada wadamada Geeska waxana Ka Qeyb galayey,Itoobiya,Soomaaliya,Ereteriya Jabuuti Iyo kenya.

Codsi Soomaliland U Dirsatay Ayaa La Sheegay Inay Ku fashilantay Iyadoona Isbadalada Geeska Doonaysa Inay la jaanqaado balse Itoobiya Diidey Inay Marti Qaado.

Halkani Riix Video Muuqaalka

16 Comments

    • Waa hadal doqomeedka ay hadda ku fadeexoobeen Ingiriiska cunsuriyadda iyo xaqiraadda sharaf iyo xadaarad mooday ka dib markii ay u aftoodeen khayaalka ay ugu yeedheen “BREXIT MEANS BREXIT”.

      “somaliland waa somaliland” = “brexit means brexit”.

      LABADU WAA MAANKA GURRACAN IYO GARASHADA JAAN. KHARA!

  1. “WHAT PRECISELY NECESSITATES THIS REGION TO BREAK AWAY FROM THE REPUBLIC?”

    This is one vital question which trips up the peddlers of the “Somaliland” fantasy and it is the ultimate weapon for anyone who wants to blow a hole right through their weak argument. It is the very question I have severally posed on here and which has stuck like a bone in the throats of the otherwise fiery protagonists of this illusion. It is actually the one six-million-dollar question that is guaranteed to show you the heels of these peddlers once you hit them with it.

    That is just about the one question you will never receive a genuine answer for. For me and other like-minded northerners who also count themselves as staunch vanguards of the sanctity of the Somali philosophy, we completely fail to visualize any genuine reason that justifies this region taking the drastic step of breaking away from the republic and the wider Somali society. This is why that question proves the final stumbling block for those chasing this delusion for close to 30 years now.

    There is neither a political nor an economic or historical case upon which to base this elusive dream called “Somaliland”, which has made its 30-year pursuit one of the most pointless political exercises I have ever come across. In a world whose political and economic trend is defined by peoples and countries joining up to form blocs and larger nations, any Somali seeking to dismember our great Somali peninsular and society for no apparent reason rightly deserves our scorn and ire.

  2. Waxaan maqli jiray dameerta fardaha ladaaqda faras beey ismoodaa. kkkkkk Itopia oo khayaano miiran ah baa inteey map kii Somalia qaar ka jartay ayadoo isleh ku xumee Farmaajo beey run moodaan reer hebeloow kkkk CAADI ISKA DHIGA heedhe weligeed dhici meeyso in reerku halkaas gaaroe.

    SOMALIA HANOOLAATO amiin

  3. Masha Allah suldaan Dab La Riday miyaan arkayaa mise anaa mooday?

    Oo suldaan xageed ka dhacday waa lagaa tebey meeshee? Welcome back any way. Dr Taajka salaamullah ina adeer.

  4. @ Suldaan Prof Taajka Maakhir May Allah Give him Health/Wealth & Long Life. Ameen

    Suldaan Salaan sharafti Saldanadda Maakhir Coast ee Barakaysnayd.

    Suldaan Waan Helay Emailki aad isoo Dirtay.

    Suldaan Qolooyinkan aan u anigu u aqaano ”’Day Time Dreamers”’ sida Ahmed Snm iyo Miskiinkan Xaaji Saalax ee Habaryoonistu ka dhashay Jeelasha lagu wada hayo ila xita suldaankoodi iyo Aqoonyahankoodi xita wariyahoodi xita Dumarkoodi ee haddana Marqaan media ka xayeysiinaya Muuse shaani iyo Hebel waraabe waa wax laga xishoodo.

    Ethiopia & Somaliya heshiis bay wada saxiixdeen in aan marnaba la ictiraafin
    1-Somaliland
    2-Tigre land
    3-Oromo land
    4-Hawiye land
    5-Puntland
    6-Jubaland

    Haddi ay jebiso Ethiopia heshiiskaas iyagana waxay filayaan in hawl badan ay ku furmayso.

    Kuwan halka ka caytama sida
    a) Suulilander
    b) Xaarka Haegeisa
    c) Mubarakiya mise mubaarako
    kuwaas aan dusha ku soo sheegay waa wada
    1-Alchoholic sida Suulilander oo marwalba cirka ah
    2-Mubaarika oo Nolosha ka dhacsan marwalba soo hadal qaada alaabta dumarka
    3-Xaarka Hargeisa oo isna ”Arab” daan dhagax ah aan caqli badan lahayn oo lagu shaqaysto.

    Suldaan Laba arin jaawaab waan u waayey
    Iidoorku markay yiraahdaan 18 may baanu xoronay waxaan isweydiiya yaa Gumeystay Duulkan.

    Markay yiraahdaan ”’ British Somaliland ”’ waxaan isweydiiya Isaaqu ileyn ma ah British ki dhulkan gumeysan jireye maxay magac kale ula bixi waayeen ileyn kilmadda Somaliland waxay sheegaysa ”’ DHULKI SOMALIDA ”’ the land of somali people oo ay iyagu ku jiraan.

  5. @ Gabar Harti

    Salaan sharaf inadeer aad baad ugu mahadsantahay sida aad igu soo dhawaysay goobtan.
    inadeer waan soo noqday safar bil ah baan ku maqna ilaahay mahaddi waan soo nabad noqday.

    aad baan ugu faraxsanahay in aad caaqfimaad qabtid.

    Gobanimo inadeer.

  6. @HIS VERY ROYAL HIGHNESS DAB LA RIDAY
    @THE VERY ROYAL PRINCESS, BARONESS GABAR HARTI

    Waan idin ka qaaday salaanta gobeed ee laydha macaan ee bari ii soo martay. Gabar Harti avatar-kaaga ayaan aad uga helay runtii. Si qurux badan ayay u naqshadeysantahay xaqiiqdii.

    Suldaankeena, Isaaqa anaga ayaa dhawaan ka xoreyn doonna gumeysiga maskaxeed ee ay qawsaarada SNM-tu maanka kaga qabsadeen. Wallaahi wax aan silac iyo darxumo ahayn kuma qabaan fallaagadan dusha ka haysta ee isticmaarka qarnigan cusub qoorta kaga taagan.

    They desparately need to be liberated and we will accomplish that noble act.

  7. Waar dab la Ridley
    Waar bal horta zxb ciid mubarik.
    Dadka marka hore zxb waa la salamaye ma cay uun baa lagu miisa.kkk

  8. Waxa jira shir sanadle ah oy itobiya iyo sl xaga ganacsiga iskaga yimada
    Hader waxa kuso biiray imaaradka oo diridhaba ka furaya free zone lagu iibiyo alabta kaso dagta dekeda barbera.
    Suuqas oo isku xidhaya south Sudan ilaa kongo

    Ninba cesanti ceel keen adeer hada dhaqaala lagu tartamaya.kkkkkkkkkkkk

  9. @ Xaaji Saalax

    Sxb Salaan sare Marka hore
    Sxb Ciid Mubaarak marka Xiga

    Suuqa laga furayo Dirir dhaba su’aal baan kaa weydiinaya
    Somaliland maxay soo saarta oo ay suuqaas keenaysa si loo iibsado…?
    Emaraatku Maxay soo saarta oo ay Suuqaas keenaysa …… ?

    Ethiopia waan garan kara waa wadankeedi oo waxwalbana way soo saarta.

    ISKA HADAL CEEB KUUMA KEENTO !!!

  10. Dab laridey
    Malaha hadalkayga wanad fahmine badecadaha ka soo daga dekeda ayaa la gaynayaa
    Waa suq ay iskugu imanayan ganacsato badan oo afrika kasocota.
    Hader wajale oromadi ayaa kuso jabtay oo bakharkad maanta soo buxiso sadex casho ayaa lagu xaalufunaya
    Shanti somaliyed baa mesha iskugu yimid oo
    Ganacsi ka furaya

    HA SOCOTO HAWSHU.KKKKK

  11. oo dhilada Maakhir girl.. harti girl. een aan kaadidada iska maydhin,
    ku kacsada cayda iidoorka maxaad uga reebtay liiska kuwa caytama

  12. Waa dadka ugu liita, ee aan ogeyn waxa laga aaminsan yahay in ay yihiin , jabhad in laga aaminsan yahay. iyo Somali diid. ma aha morkii ugu horeysey ee ay Ceeboobaan. duulku waa xoolo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.