DAAWO VIDEO:Nimcaan Hilaac oo Xil Muhim loo Magacabay iyo Soomaliland oo Xabsi Ugu Hanjabtey

9 Comments

  1. Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed waxaa waa hore loogu caleema saaray walaalaheena Woqooyi Galbeed, Soomaali Galbeed iyo Jabuuti oo heer aad u sarreeya ku soo simay xaqiiqdii.

    Magacyada labadan la isku ka la baddalay ayaa marag buuxda ugu filan sida ay ugu ka la habboon yihiin; “Barroow” iyo fan iyo sugaan shuqul ba isku ma leh waayo magacani sida saxdan waa “Barre” oo ah sida looga yaqaanno bulshada uu Nimcaan Hillaac ka soo jeedo.

  2. Fanaankan Waan Soo Dhwaynayaa Xilka Uu U Magacaabay Wasiir MAAREEYEE…labaduba waa Reer Somaliland….ka magaacabay iyo ka la magacaabayba…markaa ALLMIIROO NEWS…nafta runta u sheeg warkaygaasina ha ku galo.

    Allsanaag news baa yaabtay!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. SOOMAALI/WEYN -IDOOR”? Goormu” Dameer Soo Gaaray” Faras”?…..
    *(Somaliland”-Waxaynu doonaynu iyo waxa aynu diidaynu?….unknow?
    ——————————————————————–
    1)Siyaasiyuuntu waa inay ukala cadaato habka siyaassdeed ee uu wax ku maamulaayo ee sigsanaayo iyo (idialogi party political )

  4. To:Suldaanka/Mayalka Adag/ Gumeysidiidka Ah/Shiekh Cismaan Cawada?..
    asc@ Salaan Gobeed/?…Thinking positively Emotional?…
    ———————————————————————
    Clear”/Memories?..(Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore. Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan. Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore.?….
    ————————————————————
    XAALKA MAANTA/SOOMAALIDU: WAA (Goormu-Dameer Soo Gaaray Faras?kk

  5. To/Somalilander””ALEYLAHE HALYEYGII MAJIRO HANADKII DAAROODE” Gabayga 2aad: QARAN KAA DA’ WAYN BAAN AHOO DAAYIN SOO JIRAYE INGIRIISKA NINMANKII DIREY OO DIIDAY BAAN AHAYE MARKII AAD LADUUBNAYD KUFRIGA DIRIRTU NOO TIILAY DIINTA IYO DALKABA DARWIISH DAAFACAAN AHAYE ANIGAA IS DAB REEYAYE ADIGU IMA DANQOWDEENE DAGAAL WAXAAN LAGALAY “NAATO” IYO DAWLADAHA WAYNE IYAGOO DAYUURADA WATOO CADAN KASOO DUULA DARIBTOODA GOORTAAN WADHEY DIB ISU TAAGEENE KUWII AAN KADILEY KOOFIL BAA U DARAJA WAYNAAYE

  6. @Suldaanka Facaweyn mingis Tume,

    Suldaanoow waa sidaa aad u dhigtay ee Soomaalidu siyaasad qalaad baa inta ay ka soo dul dhacday sooyaalkeedii u sugnaa iyo hab nololeedkeedii soojireenka ahaa dhabaq weyn kaga riday oo khalkhalkaa aad soo sharraxday ku dambeysiiyay. Waxaa dhabaqaas ka mid ah miizaankii miyi iyo magaalo ee sinnaa oo markii dambe burburay.

    Suldaanoow, sidii aan qoraalkii hore ku muujiyay ba waxaa aniga ii aragti ah in aanay nadaamyada qalaad iyo sooyaalkeenu marna is qaban karin oo ay qalad nagu tahay in fiirala’aan la inoo ku dirqiyo mashruuc 60 sanadood is qaban diiday ee waxan oo jahawareer ah dhaliyay.

    Miyay cidi inta ay mar kali ah waxa ba hakisay iswadiisay sababta ay 60kaa sanadood Soomaaliya iyo Soomaali ba u degi la’yihiin? Waa maya. Sida caadiga ahi dadku haddii ay mashruuc ay isku dayeen af garan waayaan oo ay dhowr goor ku guul darreystaan inta ay hakad galiyaan bay dib iskugu noqdaan. Maxaa Soomaalida u diiday?

Leave a Reply

Your email address will not be published.