DAAWO VIDEO:Gabadh Soomaaliyed oo Sheegtay Saxiibteeda Ninkeeda La Guursanayso,Sheeko Baraha Bulshada Ku Jirta.

Waxaa maal mahani Baraha bulshada Soomaalida Aad Looga Hadal hayaa Sida Dhalinyarada Soomaaliyeed Uga Jawaabeen Gabadhii Muslimka Kunooladay Dalka Uk oo Ninkeeda saxiibteeda Ugu qaalisan hadiyad Ugu Guurisey.

Waxaana falanqeynta Qaar Gabadhaha Soomaaliyeed U Arkaanba Inay tahay Arin wanaagsan oo Ay samayn lahayeen halka Qaarna ku tilmaamayaan Arin waali Ah .

Halkani Riix Video Muuqaalka

2 Comments

  1. ASC.
    Wax yaalaha ay soo sheegaan soomaalida meelahaas ka qayl-qayliya been bay u badan yahiin hadaladoodu.Hadda labada haweena ee kor ka muuqda tan qabta marada baluugaa maanta waxay lahayd nin ma haysto oo ragga iyo haweenka haweenkaa labo jibaar badan.Calaa kulli xaal dadka iska hadla ha wada rumaynina hadalaooda.

  2. Waa lagu yaqaanaa doqonada hadalada noocaas ah oo ah wax iska hadal ah oo damiirka gabadha soomaaliyeed aan siineyn tan sheekadaan qortay allow yaa ogaada waa kuwii nolosha ka dhacay oo saqanaajaanada gabdhaha soomaaliyeed midba mid isugu bedela

Leave a Reply

Your email address will not be published.