DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Muuse Biixi Weeraray “Indhahu Ka Furaystay Heshiiskii “

Waxaa Soo Kordhaya Wal walka Cali Khaliif Iyo Garabkiisa Ay Heshiiska Kula Galeen Maamulka Soomaliland,Kadib Markii uu Cali Khaliif Galaydh Sheegay Inaysan Waxba Ka  Fulin Heshiiskaasi oo Ay Diidan tahay Maamulka Muuse Biixi Hogaaminayo.

Siyaasinta Mamaulka Soomaliland Ayaa Iyaguna Cadeeyey Inaysan Waxba Ka Fulin Heshiiskaasi Cali Khaliif uu iskugu Dhiibey Maamulka Soomaliland Iyo Qodobadii Maamulka Silaanyo uu la Galay.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadani ee Maamulka Soomaliland Ayaa Isaguna Meel Adag iska Taagey Inuu Muuse Biixi Heshiiskaasi Diidey.

Halkani Riix Video Muuqaalka

11 Comments

  1. Boqoradda Gabar Harti Salaan Sharaf,

    In ay yasayaan waa wax la hubo oo ruux asaaggii isu dulleeyay oo isu dhiibay cidi wax kuma fasho in ay masuuliyad ku halleyso iska daa ee. “Khaatumo” waxay ahayd dhagar uu isagu SNM-ta kula heshiiyay in uu u soo dhiso oo ay u soo maraan gumeysiga Sool iyo Cayn lagu shirqoolayay. Ilaahay baa se kashifay oo waxgaradka reeraha Dhulbahante ee ay taariikhdoodu sugan tahay garansiiyay in ay dhagar halis ah ahayd.

    Halka uu ku dambeeyay waynu ka wada dharegsannahay oo Dhulbahante ayuun buu sii kala faquuqay oo uu sumcaddii na ka dilay. Waxaa uu heshiis dhex maraa dad siman oo qawlka ay kala galaan labada dhinac ba laga qaddarinayo oo haddii uu ka burburo na labada jaanib ba ay khasaare ku tahay. Cali Khaliif waa daciif tuuga ah ee naftiisii iyo sharaftiisii gaday oo beeshiisii na shirqoolay.

    Nin ehelladiisa sayladda u iib geeyay kabahiisa ayaa kun jeer ka roon oo Cali Bile iidoorka dukhsiga waxba uga ma duwana xaqiiqdii.

  2. Dr.cali khaliif galaydh.prf.Ali khalif galaydh,oo xilal kala duwan somaray Xagge ku Danbeyey? muxuu utaray somaliya? maxuu utaray Dadka uu ka sojedo? Sida Darood,Harti,Dhulbahante? maxuu utaray Farax garad? hoos usoo Deg maxamed Garaad Baharsame maxuu kutaray? Aqoonta uu bartay somali maxay ka fa’eday?.

  3. Cali Khaliif Galayr waa nin ay ka daba timi da;da waxaa u haboon inuu siyaasada ka fariisto Haduu doonaayo meel uu ku nasto ha iska fariisto duleedka Laas caanoMa aha nin ka gadmaaya darood

  4. WCS WRB dhamaan. Suldaan Taajka Maakhir waan kaa gudoomay salaanta qiimaha iyo qaayaha badan.
    Bacda salaam walle waa run in kaasu yahay musiibo umada uu kasoo jeedo loosoo diray ileen umad kasta waxaa sabab looga soo dhigaa qof intixaan ah oo dadnimadooda, jiritaankooda iyo nabadgelyadooda cagta mariya waxa kaliya oo looga bixi karona waa ayadoo lahelo dad adag oo isu kaashada Alle SWT baryadiisa, daacadnimo iyo karti lala yimaado oo inteey wada tashadaan aad u analyse gareeya waxa ka dhalan kara burrito kala qeebsanaa iyo warmaha laisu qaato oo waan wada ognahy musiibadii iyo halaagii dhashay siyaasiyiin qadadooda uun ka fekeraaya ilaa heer eey gaareen in culimadii iyo macalimiintii quraanka nolol lagu gubo SUBXAANALLAH. Wallahi waxaan ku wal weli jiray in reer Sanaagna sidaas loo kala jejabiyo oo ayagana birta isu soofeestaan lkn Rabbi ayaa talada toosan waafajiyay. Insha Allahu sidii roon Allaha na wada waafajiyo amiin

  5. ASC.
    Anonymous & Gabar Harti, horta waxa Dhulbahante qayrkood ka reebay WAA xinka dhexdiisa (jufo-jufo) & qabyaalad mawdkeedi galay. °”Intaan xuroobi lahaa oo aan asaagay wax la qaybsan lahaa WAXAA ii dhaanta inaan M/jeerteen hoos joojo” caqligaa day. °Waxaan qabaa iney 2badaan laaciba aysan ahayn Jufada Cali 2ba legde. °Markay dhexdooda tahay DADNIMO badana “bal day sideey isu gumaadaan markay dhexdooda tahay MARKAY M/teen arkaana WAA inay GOOJIYAAN sidii hal riman. °War isku kiin dirimaayo oo dadka kale dhalasha ahaan WAA xigaaladiin BALSE waxaan idin leeyahay marka hore idinku midooba DABADEEDNA noqda Maamul iskiis u taagan. °ALLAAH jeclaalahaaye inuu 2ba legdoo kala ka dhasho Beeshayda. °Waxaan leeyahay noolaada Cali Khaliif & saaxibadi INTIINA kale u adeega M/jeerteen & Isaaq. °TAAGEERE KHATUMO STAE OF SOMALIA. WBT

    • Khatumo State of Somalia waxey garii karan markay kusoo labtan Puntland State of Somalia ayago United ahna tolka Puntland usheegan inay dhiisanayaan Khatumo State of Somalia markas aye gacan ka heelayaan Puntland iyo Dowlada barakaysan ee Federalka Soomaliya. Lakiin intay dabo ordayaan Iidoor buuryo jaaqey Khatumo iska daay hata Somalinimada aye ka fooganayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.