DAAWO:- Shacabka Buuhoodle oo isku filnaan gaadhay iyagoona ubareeray fulinta howl muddo qabyo ka ahayd.

Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Ceyn oo ay ku nool yihiin dad badan oo isku fikir iyo isku aragti ah jecelna hormarinta deegaankooda ayaa markaan bilaabay howl muddo kahor looga baahnaa bilaawideeda taasi oo hadda aad loo bogaadiyay.

Iyagoo is kaashanaya isla markaana aan cidna waxba ka sugayn ayaa waxay u istaageen ka qayb qaadashada dhismaha Sladhiga Boliska Degmada kaasi oo burbur badan ka jiray.

Waxay si iskaa wax uqabso ah uga wada qayb qaadanayaan dhismaha sladhiga oo hadii lagu guuleysto waxbadan ka tari doono adeegyada amni ee degmada.

HALKAAN KADAAWO

2 Comments

  1. Beesha Barakeysan Ee Buuhuudle & Beesha jamac Siyaasad & beesha Baharsame, & Beesha Barkad” Kala Gobsanaa?..Maanta?…
    ——————————————————————–
    1) Shacabka Buuhoodle oo isku filnaan gaadhay iyagoona ubareeray fulinta howl muddo qabyo ka ahayd..? GUUUUUUULLLLLLLLLLLLLLLL

    ——————————————————————

    2)Laascaanood”= Oo Noqotay Meel Doofaarku Hoos ka Qotoo jeegaanta
    Hargeysa)(Burco)Ku Caweeyaan(Night-Club)?.. (THE WALL STREET LAASCAANOOD=DHULBAHANTE LAGU KALA IIBSADO)(JEEGAANTA AWAL/JECEL)?
    —————————————————————-
    Doqoneey Dabkaa Ba | Allaa Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh-

  2. WCWRB dhamaan walaalaheeyga Mingistume, Cisman Basbaas iyo inta kaleba
    aad baad umahadsantihiin waana idinka gudoomay salaanta, raaligelinta iyo weliba boogaadinta qiimaha leh. Walaal Cismaanoow I know aduunkan inaan loo joogin kaliya nabad, iyo amaan ee aad lakulmeeysid wax san iyo wax xun intaba oo dad waalan oo madaxa looga Jiro iyo kuwa miyir qaba, daalim iyo madluun intaba waad arki marka af caaytamay ninkiisa ayuu kuyaalaa haduu isleeyahay laguuma garanaayo asagaa dhib qaba maxaa jira Allah baadan kadhuuman Karin.
    @Ahmed hadee walaaloow islma tirsan karno weligeed ee waa in kalmada laisku fahmaa! Anigu qof shakhsi ah iyo qabiil midna ma aflagaadeeyn ee waxaan soo xigtay afeef iyo dacwado ka dhan ah dad akhlaaq xun oo Somalialand jooga oo meelkasta lagu wada dhaleeceeynaayo hadaad ileedahy adigu qabiilkaada uma banana inaad xaqa kahadasho Hargeeysa hade ewaa yahaye kkkkk adinku maxaad intaas reeraha yaga uga lulataan mid dhintay xataa idinkama baxsado mid nool warkiisaba daaye. Teeda kale Meesha Marqaanmendia miyaanadan usoo gelin inaad siyaasad ka hadasho oo weliba inta badan adiga iyo saaxiibadaa siiba S/lander caayda aad miistaan? mise waa sheekadii Hargeeysa taalay oo aheeyd aniga uunbaa waxaan rabo sheegaaya ee adigu isoo daba soco! Had waa idinka suurtoowdaa kkkkk Anigu walaalkeey xor baan ahay Hargeeysana majoogo Somalia wixii kadhacana gebi ahaan waan ka hadli Insha Allah hadeey kudhibeeyso yeelkaa afkaada waxaad rabto ayaad kasheegtaa adiga iyo saaxiibadaaba weliba aflagaado iyo been abuur kudartaan inta badana cidi idin ma jawaabto inkastoo aanan sidaas usoo gelin website ka oo laga yaabee inaanan arag qoraal aniga igu socda inta badan. wbt. Trawiix wanaagsan

Leave a Reply

Your email address will not be published.