DAAWO:- Puntland oo hanaanka canshuur qaadista si rasmi ah uga bilaawday gobollada Sanaag iyo Haylaan.

Xisaabiyaha Gobolada Sanaag iyo Haylaan Axmed Aadan, taliyaha Turubataariyada Ugaas C/qaadir Cawil (Citile) iyo Madaxa kastamada labada Gobol Sanaag iyo Haylaan Sahal Faarax ayaa ka waramay howlgalka dardar gelinta Cashuuraha Gobalka Sanaag.

Howlaganka ayaa qayb ka ah “Ololaha taaba gelinta Dowladnimada iyo maamul daadejinta gobolka Saanag” oo ay wado Dowladda Puntland.

HALKAAN KADAAWO

8 Comments

  1. Puntland iyada ayaa ba Itoobiya laga xaraashay ee maxay macna ah oo ku fadhidaa waxii hadda ka dambeeya? Labada Woqooyi ee Bari iyo Galbeed mustacmar Itoobiya ah ayay hadda noqdeen oo rajo ba ma leh.

    Awalkii hore Iidoor baa Itoobiyaanka ugu gacan haatiyay oo geyiga Woqooyi Galbeed qummaati uga xaraashay oo bulsho ahaan na shacabka Itoobiya ku soo didiyay oo hadda ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqyada kale ba ugu awood sarreeya. Waa geyi la dhaxal wareejiyay.

    Iminka na waxaa xiga Majeerteenkii oo Puntland Itoobiya ka xaraashaya oo shacabkeeda dagalka ku soo furmay u fasaxay oo dhaqdhaqaaqyadooda toos looga dareemayo Boosaaso, Gaalkacayo iyo Bariga shishe ba. Iidoor iyo Majeerteen wax baa u siraysan oo waxa Sool iyo Sanaag ka socda waa ruwaayad shacabka lagaga indha sarcaadinayo Itoobiyaanka geyiyadan loo addoomeynayo.

    Reer Sool, Sanaag iyo Cayn abaabul baa hadda u billaabmay u gaar ah oo dhawaan Eebbe idamnkii dhawaaqooda cirka sare laga maqli doono. Iidoor iyo Majeerteen filimkooda waa laga baxay. Tolnimadu waa halkeeda oo is baddali mayso laakiin siyaasad iyo maamul ahaan waynu ku kala baxaynaa muddo aan fogayn.

  2. ASC Taajka Maakhir waan kusalaamay wll, bacda salaam oo hadee wax fiican baad sheegeeysaa lkn ilma adeerteey talada manta eey ayaga ku tashanayaan maxaa udiiday 28 years oo hada is bedelay? kkkkkk Marka laga reebo teliyayaasha iyo xoogaaga ciidanka reer Sanaag ee hada Eebe taladii haleelsiiyay hadee reerku intaas ka badan oo boqolaal kun iyo kabadan baa deeganada ku firiqsan Isaaqna meel fadhin mayo oo waan wada ognahay cadoowgii shalay talada lahaana weli waa noolyahay oo dhaqaale iyo talaba udiiyaarsan yahay! Tan kale oo ka daran ayaa ah reerkeena dad isu hiiliya maahan oo shalaydaan Ayaan arkaayay odayaal aad udhaqaaleeysan oo reer Lascanood ah kkkk oo Xil/Dhakool hadalkiisii cambaareeynaaya, isku dhac iyo iska hor keenida oo dhegta dhiiga laisu daro waa ka koow oo waa laogai wixii Dhulous kala qabsaday iyo seey isugu riiqmeen ilaa iyo maantana awoodi jirin ayagoo laisu adeegsanaayo dhexdooda (qeeybi oo xuku) calshaan. Allah sahlo.

  3. The Warsangali and Dhulbahante along with their younger Harti brethren who look up to them committed one mortal error during the nineties when they put their trust fully in the hands of their elder cousins East and West of the Northern region. It was an error that occurred based on their very trusting and friendly nature towards those they considered their true kinsfolk whom they had expected would dutifully honour their ends of the bargain in any deal and uphold the sanctity of the kinship upon which that was all based.

    Nearly 30 odd years later, these Garaad royals have woken up to the shocking realization of their grave error of judgement and are taking immediate remedial action to salvage their situation and future. That error of judgement has proved costly in every way and sense as it has now become abundantly clear. The main difference between then and now is that these royals had at the time few adequately educated mature politicians who could fully represent their interests in either side of the divide. However, it is a completely different ballgame now that numerous sons and daughters of the soil are both highly educated, politically savvy and even wealthy.

    A powerful storm of real change is about to hit Sool, Sanaag and Cayn, which will transform the status quo to a socio-economic and political landscape that is totally unrecognizable from the current stagnation, regression and uncertainty. The Garaad Royalties have dusted their crowns and their presence will soon be felt and their roar heard loud and clear. The thing last we the Garaad Royals are willing to stand by and watch is being sold off and become slaves of the Ethiopians – a mission being steadily pushed by the greedy and self-serving Iidoor and Majeerteen politicians.

    Ain’t happening on our watch, never!

  4. @Boqoradda Gabar Harti,

    Salaamullaah Caleykum idinka na habo. Qoraalkaygan Englishka ah iyo kaaga ayaa isku beegmay oo kaaga ma aanan arkin markii aan kaygaa qorayay. Ina adeer sida aan qoraalladayda ugu nuuxsaday ba reer Sool, Sanaag iyo Cayn ( oo ah Harti Siciid iyo Maxamuud ka badan) qaladkii weynaa ee ay galeen baa ahaa in ay mar na Iidoorka heshiisyo la kala saxiixday isku halleeyeen oo mar kale na ay Majeerteenka heshiis la kala galay isku halleeyeen. Isku halleyntoodii daacadnimada toleed ku salaysnayd ayay sida dhacday ba si xin hadda u eedeen oo dib loo saxayaa Eebbe idamkiisa.

    Gabar Hartiyeey, tolnimadu waa halkeeda oo iyadu ma masaxmayso laakiin marka uu shimbirkeedu suuxo oo lagu safaado in siyaabaha kale loo kala maarmo ayay dantu khasbaysaa. Iidoor damacoodu odayadeena kama daahsoonayn laakiin waxii siyaasad ahaan ay maslaxadi inoogu wada jirto fursad bay siiyeen maadaama geyi lagu wada dhaqan yahay oo ay duruufuhu iyo danuhu isku wada maran yihiin. Damacii baa se ka qaalib noqday oo aynu iidoorka ku kala baxnay. Waxaa nooga sii daran damaca aynu Majeerteenka kala kulannay iyaga na.

    Marka aan Majeerteen leeyahay waxaan u qasdiyayaa madaxda laakiin bulshaweynta iyo hoggaan dhaqameedka xataa gacan buuxda ayay ka geysteen waayo dayaca iyo darxumada Hartiga kale Majeerteen u doodaya oo saxaafadda iyo idaacadaha kor iyo hoos oogu dhawaaqaya lama hayo, adiga mooyaanee. Maamul inoo gaar ah xal inoo dhaamaa ma jiro runtii oo waxaa ba laga ma maarmaaan ka sii yeelaya in ay madaxda Iidoor iyo kuwa Majeerteen geyiyadan Itoobiya ka xaraashayaan oo aynu mustacmar noqonayno.

    Daraawiishta Dhulbahante iyo Warsangali masiibadaasu ma aha mid ay aqbali karaan. Gabar Harti, waxaa Islaamnimo dhab ah oo ilbaxnimada waafaqsan in mar walba runta iyo xaqa laga xigo oo aynaan madaxda iyo reeraheena hayb ugu xaglinin. Caddaaladda ayaa haddii kale lumaysa walaal.

  5. Cahuuurta binti girl, maxamuuuud saleeebaan ayaa qaaata cuna .. daaarood dawarsanya , waroos & dhiliiis waxaba lama siiyo

    • KU:Maxishoode (Mubaarak Yuusuf).
      Magacaagu waa MAXISHOODE.Waayo waxaad tahay midaan waxba ka xishoon oo an damiir lahayn.Haddii ad damiir fiyoow leedahay miyaad caayi lahayd Hooyadaa iyo gabdhaha walaalahaa ah?Miskiin yahoow waa Xaddiis saxiix ah ninkii gabar caayaa waxuu caayey Hooyadiis,walaalihiis,eedooyinkiis,habaryarihiis.Saas la soco miskiin yahoow hurdaa.
      Hooyadaa iyo intaad caydidba Allaah (swt) ha u wada naxariisto.Hooyadaa Ducay kaaga bahan tahay ee kaama mudna cay iyo aflagaado.Si caadiya u soo rayi dhiibo adigoo an cidnacaayin.

  6. WCSWRB wallkeey Taajka Maakhir Allah yasallimuk
    Bacda salaam It sometimes happened to me posting same time together with other people.
    Cismaanoow I sensed the disable ness of Puntland not doing anything to defend SSC long time ago before anyone else whereas lots of our people woke up now. As you stated above “the error of judgement” I would say during 9os was good decision made amongst Harti clans and good agreement reached to built Puntland state, but capturing Sool region and part of Sanaag during 2007 was the time Majeerteen started back off because of our Dhulos cousins was accused attacking Puntland soldiers at the back as fighting sight by sight with SNM militias who use tactics such as bribery to give those who have little understanding in order to divide and rule and continued their thick head to get Dhulbahante and Warsangeli clans under their feet and carry on dividing until now. Afterwards those tactics worked for SNM which backed up foreigners as we all know the entire ideas come from westerners Ethiopia as they support them to pay everything such as trainings, give advices etc. There were rumours when ever Puntland want take action were disabled by telling them stay away from “disputed areas”, calling them for reconciliation and so on. Also Puntland have been opened 3 ways war to weaken them plus terror attacks in the inner cities in Puntland carried out by SNM and their co-workers Alshabaab.
    Immediate action needed I agree with you as soon as possible however,
    will you able to defend your region on your own? economically, millinery forces trainings and everything don’t forget federal government is disabled too.

Leave a Reply

Your email address will not be published.