DAAWO:- MD Xaaf oo markale sheegay in DFS ay hortaagatan inuu booqday hooy uu ku leeyihiin Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay heystaan dhibaatooyin kala duwan iyo caqabado hakiyay Shaqooyinkii Maamulkaas.

Waxa uu sheegay in caqabadahaas ay sababeen in uu tegi waayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado,isla markaana Gurigiisa uusan tegin mudo sanad ah.

“Waad ogtihiin caqabadaha heysta Maamulka Galmuduganiga Gurigeyga mudo sanad ah ma tegin,Cadaado Diyaarad ayaan ku maraa Muqdisho iskaba daa oo sanad ka tegin,laakin wax walba waa ay hagaagayaan ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.

Sidoo kale waxaa uu Madaxweyne Xaaf sheegay in dhibaatooyinka heysta Galmudug ay ka bixi doonto,isla markaana Dadka ku nool ay heli doonaan Shaqooyin

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.