DAAWO:- Madaxii sirdoonka Alshabaab iyo Horjoogihii xabsiyada Jubbooyinka oo iska dhiibay Gobolka Gedo.

Labada dagaalame ayaa kala ah Mustaf ibraahim isaaq oo alshabaab uqaabilsanaa sirdoonka Jubbooyinka iyo Maxamed Xasan Madhaale waxa uu qaabilsanaa ilaalinta xabsiyada Jubbooyinka.

Taliyaha qaybta 45aad ee ciidanka XDS iyo gudoomiye xigeenka gobolka Gedo ayaa ka hadlay isa soo dhiibitaanka xubnahaan katirsanaa Alshabaab.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.