Badhan ma noqon kartaa Caasimadda labaad ee Puntland.

Maamulka Puntland ayaa Magaalda badhan ee xarunta gobolka Sanaag waxa uu ka bilaabay howlo maamul daadajin iyo cashuur ururin iyo mid amniga iyo kala danbaynta lagu xaqiijinayo kaantorolada magaalada wixii soo galaya iyo wxii kaso baxa lagu baadhayo.

Maamulka gobolka heer degmo iyo ilaa heer gobol waxaa lagu amary inay shaqadooda qabsadan, Dadka shacabka waxaa lagu dhiiri galinyaa inay la shaqeeyaan hay’adaha dawlada maadama magaaladu tartan ugu jiro inay noqoto caasimada labaad Ee Puntland.

Badhan ayaa hada umuuqata inay si buuxda uga mid noqotay magaalooyinka ugaarka ah Puntland Isla markaana looga awood batay Maamulka Somaliland.

6 Comments

  1. Badhan u baahna in ay tartan u gasho caasimaad labaad oo ay Puntland leedahay oo waxba u tari mayso. Warsangaligu na haddeer “qawda maqashii waxna ha u qaban” dambe wax xaajo ah kama qabaan. Puntland waa la wada yahay oo tolnimadu waa halkeeda, laakiin Warsangaligu qaladkii ay 20ka sanadood ku hungoobeen ayay hadda iska saxayaan oo waa midda ahayd cid kale oo horumarkooda looga marti noqdo oo afka ugu kala hayaan. Puntland iyada ayaa ba xadda Itoobiya laga xaraashay oo aynu taxadar dheeri ha ka sii galaynaa.

      • As recently foretold and warned against, our great Somali Nation is being stealthily and gradually annexed by an Ethiopia which is itself under siege by the vengeful Oromos. The news that Mr Deni has just flogged off Puntland’s waterways and air travel services to the Ethiopian Defence Ministry and Ethiopian Airlines respectively have come as a bombshell out of the blue. I am one of the many patriotic Somalis who are seething with rage about this sell-off.

        The point I was attempting to put across with regard to the headline above is that no matter Puntland’s fate in the near future, the citizens of Maakhir have risen up and are taking back control of both their sultanate and its future direction of travel. Our decent and trusting traditional leaders committed the mistake of entrusting the fate of their land and folk in the hands of their next of kin whom they honestly believed were trustworthy and sincere but this proved such a costly mistake that shall never be again repeated.

        Even within the wider framework of Puntland as a state in Federal Somalia, Sanaag, and if they are willing to join us our cousins in Sool and Cayn, will reclaim their regional sovereignty and determine their own style of self-governance. The lesson has been learnt and the decision made never to repeat that same mistake again. ever. We are neither willing to be pawns in the northern power struggle anymore nor for our land and resources to be owned by our lifelong enemies – the Ethiopians.

        Maakhir Shall Remain Maakhir.

  2. Waxaynu Sugnaaba Waa Maamul La Dhaho MAAKHIR STATE oonu u samayno WARSANGALI sidiii khaatumo state ugu samaynay dhulmahante oo madaxweeyne WARSANGALI ah na u samayno oo sidii DR CALI KHALIIF galaydh kolba meel u toocsano.

    Hawshaas na dhowaan baa la galayaa, qurbajoogtii warsangali iyo qolqoljoogtuna waa inay ku dedlaan sidii qorshahas Somaliland wado dhexda ugu xidhan layaheen…WBT

    God bless Somaliland

  3. Xaarka MAAKHIROOW

    Bal daawo tuuladadu sidey u egtahay intaad magaaloyin dad kula mid ah oo qeerkaa ah soo eegaysay horumarka ka socda ood waliba xasdaysay..XAASID MAAYA AFLAX bay carabtu ku maahmaahdaa.

    Waataan hore kuu idhi GOOFKAAGA yar hagaajiso intaad saxan bariis ah oo nin kula mid ahi miiska soo saartay soo eegayso.

    Bal ALLAH baan kugu dhaarshee dagalkii aad kasoo jeeday siduu u egyahay bal fiiri sawirkaas oo ufiirso waliba.

    Waxaad moodaa dhulka SAHARA ah ee u dhaxeeyaa LIBYA & MALI oo qabiilka TUAREEGU degnayahe TIMBUKTI la dhaho…Indhahaba cidi siin kari mayso.

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.