Waxaa LASCANOD MANHAL HOSPITAL Shaqada ka bilaabay maanta oo ay taariikhdu tahay 06/05/2019 Dr KAAMIL FAKHROW oo ku Takhasusay Cudurada ku dhaca SANKA , DHEGAHA & CUNAHA ( ENT).

Waxaa LASCANOD MANHAL HOSPITAL Shaqada ka bilaabay maanta oo ay taariikhdu tahay 06/05/2019 Dr KAAMIL FAKHROW oo ku Takhasusay Cudurada ku dhaca SANKA , DHEGAHA & CUNAHA ( ENT).
Adeegyada Caafimaadka Ee MANHAL HOSPITAL ka heli Doontid ayaa isugu jira : Baadhitaan , Daaweyn & Qaliimo.
WIXII FAAHFAAHIN KALA XIDHIIDH : 753219 / 449046

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.