Warbixin: Miyaa La Dilayaa Raggii Dilay Caasho Ilyas Ee Ay Maxkamaddu Xukunka Ku Riday

GAALKACYO(P-TIMES)- Si weyn ayaa laysku weydiinayaa dawladda Puntland oo Maxkamadda Garoowe amartay in ay cadaaladda horgeyso kuwii ka dambeeyey dilka Caasho Ilyaas Aaden ma fulin doontaa.

Inkastoo wararku sheegayaan in Racfaan ay qaadan doonaan, haddana ilaa hadda waxaa jira warar kala duwan iyo walaac ay bulshadu qabaan.

10 Comments

  1. Rag uu dhiiggoodu yahay Daarood asal ah falalkan waxshinimada ah abid kama aanay suuroobeen ee kuwani dhiig qalaad baa ka buuxa marka la dheehdo halka ay deegaan ahaan ka soo jeedaan.

    Waa loo ciqaabi dambiyada ay miskiinaddaas yar ka galeen sida aynu wada filayno iyo haddii ay Puntland caddaalad ku dhisan tahay. Haddii eex qabiil loo sameeyo xisaabtii dhabta ahayd iyo Xaakimkii xaqa ahaa baa ka horreeya.

    Waxaa aad ugu wacnayd in iyaga oo nool inta geedo lagu istalaabo oo taranka laga wada jaro shimbiraha iyo dugaagga iyaga oo dhiig baxaya loo daayo.

    LACANAD BAA IYAGA OO WAXII U QARAABAKIILAYA KU TAALLA! FILTHY BASTARDS!

    • Dunuubta naga guro iidoor wagaashoow adiga oo aad ugu mahadsan!

      Halkan se casharo ayaynu idin ku siinnaa ee waxaan maanta idin barayaa in “dhabayacadu” ay ahaayeen Habar Gidirta/Hawiyaha Boqortooyada Majeerteen ee Hobyo raaciyadda iyo shaqaalaha u ahaan jiray.

      Kaydadka taariikheed ee Rome iyo London orod oo ka soo akhrista inta aydaan afka cagaaran ummad idin ka fac weyn ku soo taagin.

  2. Xaarka Maakhir.
    Majeerteenay waa adoontii siciid Barqash cumaa, Sansibaar, ka keenay Qardho ku daadiyay.. taariikhda baro macaan

    • Marqaankaaga dani ugu ma jirto in aad haddeer baabka nasabadda isku furto maandhe. Ha doondoonan ee ka joog ha doondoonan!

  3. Naagtaan Mubruka ma Majeerteen baa garciyay mise raganimaday kaga coyaareen waa maxay cuqdada intaas le’eg

Leave a Reply

Your email address will not be published.