Soomaliland oo Awoodeeda Ku Soo bandhigtay Sanaag Dagaal Puntland u Diyaar Garowdey..(Halkani Riix Video)

Maamulka Soomaliland Ayaa kusoo bandhgay Gobolka Sanaga dhoolotus Ciidan oo salka Ku haya Guudiga dagaal ee Soomalialnd iyo Puntland Ka Dhaxeeya oo Ah Midaan Dhamaan isna badalin.

Gobolka Sanaga oo culays Siyaasadeed ka Haysto maamulka Soomaliland Ayaa hada Kusoo bandhigeen Maamulkaasi Ciidamadooda.

Halkani Riix Video Si’aad U daawato

 

5 Comments

  1. BAH HUMBUG!

    These are merely a ragtag army of an illegitimate rebel group. Nothing more than a bunch of heavily drugged and inebriated clan militia serving a mafia clique holed up in Hargeysa.

    What really matters is that the world is fully aware of what they are and the primitive ideology they advocate in this 21st century. The international community rightly regards them as the terrorists and marauding bandits that they are.

    They are utterly irrelevant and unwanted in this region of Somalia, and will soon be sent packing in a hurry like a herd of antelope spooked by the soft growl of an awakening lion. Mark my words, their days in Sanaag are numbered.

  2. Cismaan

    Who is the awakening lion/s?

    All I am aware of in these parts of Somaliland are Jackals that run at the site of larger predators.

    candhuuftaydaan ku saxday. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. ASc.
    Looma bahna in ay soomaali isugu goodiso ciidamo iyo hanjabaado.Ayadoo wixii qalada ee yimaada lagu xalin karo wada hadal iyo is af garad maxaa keenaya hajuun iyo ciidamo meelo la soodhoobo?Soomaali reerkastaba wuu haystaa maleeshiyaad iyo buntukh waa weeyn.Nabad baa loo baahan yahay ee Insha Allaah hala iskadaayo dagaalada sokeeye oo waliba maamulka Muuse Biixi yuusan soomaali hadda nool isku layn.War meesha lama kala xoog badnee ragga ha nooga laynina.Waa u qalad in u Muuse ku fakaro in uu xoog ku qabsado beel kale.Labada jilib ee uu Muuse u dhaaranayo waxay la mid yahiin labo jilib oo Isaaqa.Taas waa in uu Muuse dib u eegaa.Reeraha uu hadda Muue ciidamada soo kor dhoobay nabad iyo wada xaajood buu la gali karaa ee maxaa ku qasbay in uu yiraahdo xoog baan reero ku maquunnayaa?
    War reeraha reero kaloo badan baa ka dambeeya ee hala joogiyo dagaalka sokeeye.
    Ugu dambayn haddii uu Muuse dagaal gardaro mar dambe ku qaado Muxammuud iyo Saciid sheekadu way durkaysaan oo intaas kuma ekaandoonto.
    Nabad,Nabad,Nabad.
    One somali one Nation.

  4. ASC.
    Cismaan iyoi Axmad fadlan meel dhexe inooku daaya fadhi-ku-dirirka.Haddii ad labadiinu isu baxdaan yaa kala maslaxaynaya Ciyaalada ah Mooryaanta iyo huutuuga?

  5. Alcohol loving,colonial slaves,Allah bashers,khanis loving and a minority in North Western Somalia,that’s the rat in Sanaag not predator,am the predator for the land is mine and Ian DAROOD.

Leave a Reply

Your email address will not be published.