SAWIRO:- Ciidamo laga qaaday Tukarraq oo lagu daadiyay goobaha qashin qubka Laascaanood + Cabsi wali kajirta magaalada.

Maamulka Somaliland ayaa Ciidankii ugu badnaa ka daabulay duleedka magaalada Tukaraq ee gobolka Sool kuwaas oo lagu xareeyay ama la geeyay magaalada Laascaanood.

Ujeedka ciidamada loo geeyay Laascaanood ayaa lagu sheegay in ay ka hortagayaan xuska maalinta qashingurka SSC oo maanta ku beegan, waxaana sawiro lasoo qaaday lagu arkay gaadiid dagaal iyo ciidamo hubaysan oo dugsanaya goobaha qashinka lageeyay ee magaalada LaasCaanood.

HALKAAN HOOSE KADAAWO

2 Comments

  1. Waar maxaa idiin diiday 18may ayaa siwayn loo xusay
    Maanta waxan idiin cadaynayaa in lawyacado ilaa boocame laga xusay 18may, mana jirto qashin laguray,kkkkkkkk

    Geelihii jabuti baa yaabay

  2. Jaamac Siyaad, Barkad iyo Bahararsame waligood iyo waaqood bay saynta iidoor ahaayeen ee u daaya janno ha kaga kufeen ee.

    Duul nasabaddooda saafiga ah, sharaftoodii iyo xoriyaddoodii door biday dullinimo, bahdilaad joogto ah iyo dugaagnimo dow kale loo ma hayo. Waa idin ku mac.

Leave a Reply

Your email address will not be published.