Madaxweynaha Kenya oo Ceeb Soo Wajahdey darti Isku Qariyey Loona Waayey(READ MORE »)

Nairobi(Marqaannews.net)--Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata Iyo Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga Ayaa todobadkani u Baxay dalka China Si halkaasi lacago dayn u Weydiistaan halka China,markii shacabka Kenya Ka War Heleen Inuu lacagaha Madaxweynaha Raadiyey Ayey ka Hor imaadeen.

Shacabka Kenya Ayaa Codsanayey Inaysan lacagta Daynta Ah iska baxin karayn Sidaasi darteedana Looga Bahan yahay Inuusan lacagta Daynta Raadin uhuru Kenyata.

balse Arinta Waji Gabaxa iyo Ceebta Noqotay ayaa Ah inuu dalka Chinaha Labada Hogaamiye u diidey Inay wax lacag dayn Ah siiyaan,Sidaasi darteedana Ceeb ku noqotay Diid madama Shacabka Iyo Diidmadii lacagta Loo Diidey.

Markii sidaasi Dhacday,waxaa hawada ka Saaray Barahiisa Bulshada Madaxweynaha Kenya oo Ku Dhuuntay State House Yar oo Nairobi banaankeeda Ku yaala Iyagoona la Ogayn Goorta uu dalka Soo galay,Xili Shacabka Kenya Baafinayeen.

Madaxweynaha Kenya Ayaa halkaasi Isugu Qariyey Inay shacabka Kenya Illoowaan Ceebtaasi ku Dhacday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.