DEG DEG:Madaxweynaha Maraykanka Trump oo Shil Galay Kolanyo Hogaminayey isku Dhacay

Nairobi(Marqaannews.net)–Baaburta Iyo Kolanyada Galbinayey Madaxweynaha Maraykanka Ayaa La sheegay Inay saacado ka Hor Shil Ku galeen magaalada Louisiana,Sida Wariyaasha Ay Sheegayaan .

Gawaarida ayaa lagu soo waramayaa in ay ka sii socdeen wadada Lake Charles  oo Tagta xarun dhoofisa gaasta dabiiciga ah ee Hackleberry halkaas oo loo qorsheeyay in ay hadlaan Masuulin Aqalka Cad ka Socda oo madaxweynaha Maraykanka ka mid yahay.

Wariyeyaashu waxay arkeen ugu yaraan laba sarkaal oo Yaala  dhulka.  baaburtani Iyo Biki Bikyadani Ayaana waxa Ay ak Mid yahiin kuwa Galbinayey Mr Trump  , Sida la rumeysan yahay Shilkani Ayaa Dhaca Sababay inta Laga War hayo Laba Sarkaal Inkasta Ana War laga Hayn faahfaahin Dheeri Ama Madaxweyne Trump wax Soo Gaadheen.

Goobjoogayaal ayaa U sheegay warbaahinta bulshada In ay arkeen askar lagu daaweynayo dhaawacyo u dhow jidka weyn, qaar ka mid ah oo taagan ama fadhiya.

14 Comments

  1. Malaha isaga ayaa isku dayay in uu gaadhiga wado isaga oo moodaya bajaajka uu garoonka Golf-ka sida ciyaalka ku dhex kax kaxeeyo illayn waa sebigaa cagaha weyn ee!

    Khara!

  2. kkkkkkk President Donald Trump’s motorcade involved in accident. 15 May, 2019 7:23am)Toloow ma ilhaan Omar ayaa waday miyaa? mise muuse
    biixi(shaani)(”Ninkii soo joog laga waayo, soo jiif ayaa laga helaa?

  3. ASC.
    War dadku xusuus yara!!!. *War shacabka Beesha Isaaq ma xusuustaan-miya halkay ka hana qaaday SNM?. *Waxay ka hana qaaday dhallinyaro IS XIL saartay oo u soo jeestay daryeelka ummadda, Hawshoodana ka billaabay daryeelka Isbitaalka. *Bal weydiiya kuwii ka haray Maantana Samafale COLDOON ba askarigi soo agmaraaba sharaf ku raadsan oo XABSIGA la tiigsan. *SAASOY tahay haddana ILAAHAY SWT Mahadi WAA kan XAQDOON Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar” oo u bareeray inuu Calankiisi ka dhigto Qamiis. *Ficilkaan uusan C/Raxmaan cidna uga dayan HADDANA dad badan baa uga Horreey oo taariikhda galay sida Wiil dhallinyara oo reer NFD ahaa oo asna la baxay BIKO?, filasoof Socrate, Mandela, Mahatma Gaandi & Qaar kale AAKHIRKINA ayyagaa guulaystay. °§*Muuse Biixi adeer WAARI-mayside FICIL FIICAN hakaa haro oo dhallinyarada ka daa Juujubka & cadaadinta. WBT

  4. ASC.
    Qoraalkaygi hore wuxuu i xusuusiyay. *Nin fiiloosof Grig ah baa weydiistay madaxdi inuu soo booqdo Xabsiga dadka waalan si uu xaalkooda u ogaado dabadeena uu isku dayo inuu Daawo u helo. *Markuu Dhowr waalan la kulmay ayuu askarti la soocatay ku yiri waan dhammaystay ee aan baxno. *Marki ay gaareen illinki laga baxay ayyuu askarti iska hormariyay oo markay wada baxeen IILLINKI ka soo xirtay kuna yiri; “War dadkii fayoobay waa kuwaan”. WBT

  5. Madaxweynaha sharafta leh ee USA waa caqlibadane dalka USA waa dal sharaf leh aad u weyn. USA lä,aantaa waa abaar.

Leave a Reply

Your email address will not be published.