DEG DEG+DAAWO: P/land oo Jawaab deg deg ka bixisay hadalkii Wasiir Goodax,Axmed Madoobe oo dacwad gudbiyay iyo Al-Shabaab oo Sarkaal muhiim ah ka goostay

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Jowhar ayaa sheegay in imtixaanka maanta ka bilowday degaanada maamulka Puntland uu fashilmay.

“Imtixaan waa fashilmaa,saacadaan la joogo Puntland imtixaan ay qaadeysay wuu fashilmay,wadamada deriska nala ah waa ka fashilmay.”ayuu yiri Goodax Barre.

Waxaan uu sheegay Bahda waxbarashadda Hirshabeelle in laga doonaayo in ay raacaan Awaamiirta Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya.

   Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

5 Comments

  1. It is all too well and the right strategy for Puntland to engage with the international community in the pursuit of restoring our once glorious nation of Somalia. However, focusing all the leadership’s efforts solely on the federal level and the international stage is not only futile but hugely counterproductive.

    Puntland can be a more relevant and reliable force for good in our nation-building efforts when it first transforms itself into a powerful region with the strongest economy based on effective productivity. A self-reliant and highly productive region with the full capability to run a highly efficient and modern security apparatus and also able to provide a flamboyant social welfare program for its citizens.

    By losing focus on its local agenda and concentrating only on the federal and international stage, Puntland’s leadership is doing itself no favors at all and indeed doing this majestic state the greatest disservice in every respect. Puntland’s leaders tend to lack all qualities and traits that make one a fantastic leader.

    A president on an international diplomatic marathon while his own region is facing its worst ever security crisis is of no use to anyone – neither the great citizens of Puntland nor the international diplomatic circles.

  2. Puntland hawlaheeda dawladeynta iyo horumarinta inta ay muggoodu dhan yihiin afarta sano ee xukuumadda loo qoondeeyay iska dee ee toban sanadood oo aanay madaxdeedu iyo shaqalaheedu miiska madaxda kor uga soo qaadin ayaan kaafin karin marka la isku cabbiro.

    Waxaa haddaba aniga iyo muwaaddiniin badan fajac nagu noqday firaaqadan faraha badan ee ay madaxdeedu u heleen in ay ku dayacaan safaradan joogtada ah iyo shu’uumaha koonfureed ee maalaa yacniga ah. Axmed Karaash ma aha nin hawlahaas oo dhan lagu halleyn karo ee xirfado iyo aqoon gaar ah u leh si kasta oo uu waxii karaankiisa ah dadaalayo.

    Xawligii, xigarkiyo xisaabaadkii loo baahnaa wax la xakaaraya noo ma muuqdaan xaqiiqdii.

  3. ASC.
    *******TALO WAAYA ARAG °§*
    Waxaan qabaa in hadday Xisbiga WADDANI & KHAATUMO STATE wada hadlaan inay Halkaa ka dhalankarto BADBAADADA Gobollada Waqooyiba & Somaliyaba. *DIGNIIN. Wada hadalladaan CADAWGA ay leeyihiin WAA Danaysta-yaasha labada garab. INTA jecel Somali-nima wey U riyaaqi. *Aragtidaan oon dhowr goor ku celceliyay cidda kaliya oo damacday INAY ila soofayso waa Rooble, dadaal-kaasna WUU ku mahad-sanyahay. *Inta damaq Somali leh WAXAAN leeyahay bal aragtidaan Duljoogsada oo ku dul fakara-fikira. °§*Iga raalli ahaada haddaan dhaqan dhalliyaro leeyahay SABABTANA waan idiin sheegiye. WBT

  4. ASC.
    ============Qayb curriculum vitae_______.
    Sababta aan dhaqan dhallinyaro u leeyahay?; Waalidkay ALLAHA UNTE waxay kala tageen ANOON 4far sano gaarin. Aabe isagoo ka cabsana inay Hoyadaydi 2baad i gacan bidxayso MAADAAMA ay haysatay walaalkay 6bilood iga yar, Hoyadayna ay ahayd reer kale oo xinif joota 2bada Beelood ka dhaxaysay, Aabe wuxuu goostay in GEELA lay daba dhigo, Sidaasuna ina adeerkay Dhaqane Cali ALLAAH SWT JANNADI FARDOWSA haka waraabiye igu noqday Aabe iyo Hooyo. °Waagaa, inta u dhaxaysa Feer-Feer & Shilaabo LÒ lagama aqoon oo sici igu horrey markaan arkay OROD baan is taabtay anoo qaylina reerkina ku leh LIBAAX baa halka jooga. *Markaan jiray 10sano intoon xanuunsaday baa laykeenay Hoyadaydi 3saddexaad iyo Buulo Burti. *Markaan caafimaaday WAXAA lay geeyay Iskuul, 4SANO ka dibna XAMAR Colleggio Maschile Vicariato Appostolico. 2Bo sano ka dibna waxaan galay Colleggio Militare Generale Ferrara Halkaaso aan ku jiray 9sano. °Dabadeed 1963di waxaan noqday Duuliye marki hore Ciidanka Cirka MARKI dambana Somali airlines ILAA KALA CARARKI 1991di. *WAXAAN dhaqan dhallinyaro u leeyahay?, Gurijoogaa igu yaraa oo RAG ku dhexjirkaa qaatay cimrigayga badi. ***Suldaankaa yiri NIN WAX OGI WAX HAKUU SHEEGO. WBT

  5. Axmad Zoo mali.
    Khaatumo dhex yar,,, iidoor ayaa guursaday qaba 7 caruur ah ayay u leedahay.. wada hadal looma baahna.

Leave a Reply

Your email address will not be published.