DEG DEG+DAAWO: Muuse Biixi oo la Yaaban isbedelka Cali Khaliif Galeyr,Feysal C/Waraabe oo toosh ku ifiyay & Wararkii ugu dambeeyay S/land

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xaaladda Guud ay tahay mid degan,balse ay jiraan xasarad siyaasadeed oo u dhaxeysa Maamul Goboledyada Qaar iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,kuwaas oo ku kala aragti duwan dastuurka dalka.

Axmed Madoobe,madaxweynaha Jubbaland ayaa wada qorshe uu ku dacweynayo Dowladda Federaalka oo uu sheegay iney dooneyso iney qalalaaso ka abuurto magaalada Kismaayo.

3 Comments

  1. Baafin,
    Haweenayda la baxday Mabruka yusuf o raga Majeerteenka ku waalatay waa inay qabiilkeeda sheegtaaa si looga tumo cudurka haya

  2. Marqaanews way khalkhashay qoralka iyo cinwanku isma leh,kkkkkkkkkkkk
    Fadlan candi Iska dhig,sl way socota,kkkkkkkkkk

    Waxanad hurayn horaa loo yeelaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.