DEG DEG+DAAWO: Maxaadan Ogeyn oo hadda ka socda Somaliland & Muuse Biixi oo Fagaaro lagu arlay?

Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliland waxaa maanta laga  ka socota, munaasabadda 28 guurada Xuska 18-ka May oo ah maalintii ay Soomaaliland sheegatay inay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin kale ayaa ku sugan bartamaha magaalada Hargeysa, halkaasi oo gaada ka ciyaar ay ku soo bandhigayaan ciidanka kala duwan ee maamulka Somaliland.

Ciidanka kala duwan ee maamulka Somaliland ayaa gaado ka ciyaar ku soo bandhigaya halka ay munaasabada ka dhaceyso,waxaana sidoo kale weyn ka ah dadweyne aad u fara badan oo dharka calanka Somaliland ku xardhan xiran.

Ammaanka deegaanada Somaliland aad ayaa loo adkeeyay.

3 Comments

  1. Boocame iyo buhodle oo laga xusay 18may,kkkk
    Nin bàa laga hayay meel uu ku hadhu garan wayay hatan meelay ku hadhan bay garan wayen,kkk

  2. Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

    Waxaan halkan ka hambalyeynayaa, xerta Somaliland ee webkan ku xidhan. Inta fikrada kasoo dhiibaga iyo inta kale ee korka ka daawataba.

    Waxaan idin wada leeyahay happy 18th May. Bashbash iyo Barwaaqo iigu ciida. Insha Allaah Maydan Meydeeda waxaan inoo rajeynayaa inaga oo ku dabaal degeyna Caafimaad qab iyo Somaliland oo intan hore uga sii martay waxaynu rabnona aynu helnay.

    Hambalyo mar kale. Ii baashaale booweyaal iyo baayoyaal. kkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.