DEG DEG+DAAWO: M/weynaha Puntland oo Afka furtay, kabahana la dulmaray DF Somalia.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo caawa warbaahinta kula hadlay qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey shirarkii dhowaan ka dhacay Garoowe,

Sababaha keenay inay fashilmaan, tallaabooyinka xiga ee la qaadi doono, haddii uu khilaaf kala dhexeeyo Jubbaland iyo Galmudug, isbahaysiga cusub iyo arrimo kale.

3 Comments

  1. Madaxwayne Deni si qurux badan oo garasho iyo xikmad ku dhisay ayuu uga hadlay arrimihii shirka, wuxuuna dulmar iyo sarbeeb u siiyay qolo kastaa oo shirka timid, qolo walbana dhaliil ayay leedahay, sida looga bartay marqaannews cinwaan iyo qormo aan is lahayn Deni kabaha la kula tuntay DF kkk kkk qofkasta oo dhagaysta khudbadda Deni wuxuu Ka dareemaya xilkasnimo iyo tusaalayn guud mana laha xanaf cid gaara wax loogu dhimay, Waan hambalyaynayaa Deni.

  2. ASC.
    Farmaajo/Khayre, waxay Qabqablayaasha Maamul Goboleed ULA dhaqmaan sidi inay simanyihiin oo kale WAR xiriirkooda yareeya oo ogaada inuu shacabku idinka idinla xisaabtami ee uusan la xisaabtamayn XAAF oo Gobol “BUGA” aan jirin sheegta. WBT

  3. dani si fiican oo wadaninimo leh buu u hadlay axmad madoobe waa mu carid lakin
    mayaqaan hadal wa jamhad xooga u kuqabsaday kismayo waligiis katagimaayo xilka

Leave a Reply

Your email address will not be published.