DEG DEG+DAAWO: Villa Somalia oo eedeyn loo jeediyay & Itoobiya oo soo fara gelisay Xiisadda Kenya & Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warqad jawaab ah waxaa ay u dirtay Dowladda Kenya,kadib Go’aankii Kenya ay Dalkugalka xubnaha xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ugu diiday,isla markaana ay ugu xanibtay Magalada Nairobi, kadibna ugu soo celisay Magalada Muqdisho.

Dadka Siyaasadda Falanqeeya ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya aanay uga jawaabin arinta Kenya sidii la rabay,islamarkaana ay cabsi ka muujineyso iney arrinta ka sii darto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.