DEG DEG+DAAWO: Daawo:Dhalinyaro Cali khaliif Galaydh Ay Isku Beel Ahaayen Oo Ka Laabtay Taageeradii SNM

Waxaa magaalada Sweden warbaahinta kula hadlay dhalinyaro urur ah oo Ay isku beelyihiin cali khaliif galaydh iyo xildhibaan dhakool.

Dhalinyartan oo kamid ahayd kuwii qaabka beelaysan ugu sacabinaayay Fikirkii Madhalayska ahaa ee cali khaliif galaydh Ku galay SNM ayaa haatan sheegay in ay ka laabten fikirkaasi islamaraana dadkooda dhinac ka raacayan.

Cali Khaliif Galeyr ayaa hadda u muuqda mid ka niyad jabay qorshihii uu u tagay magaalada Hargeysa,islamarkaana uu bilaabay inuu dhaliilo taliska Muuse Biixi Cabdi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.