DEG DEG:DAAWO: Boqor Buurmadow oo ka hadlay Sarkaal lagu dilay Laascaanood shir deg deg ahna ku baaqay

Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Burco,  ayaa si kulul uga hadlay  Sarkaal kasoo jeeda Beesha Habarjeclo kaasi oo dhowaan lagu dilay magaalada laascaanood Wuxuuna xusay inay ka dambeeyaan Dad ay ka dhaxayso Aano Qabiil, Wuxuuna Arintaasi ku dhaliilay maamulka Somaliland.

“Saraakiishii Beeshayda  laga dilay,  Dawladda Somaliland tacsi kama dirto, Aas Qaran looma sameeyo,  Waan ka xunahay Isha gaarka ah ee lagu hayo“

2 Comments

  1. Buurmadow soo kii ahaa boqorka beelaha DIR ee 11-ka waddan ee Africa madaxwaynayaashodu hoos imanayen. War kor u bax hoos ha u soo noqonine!

Leave a Reply

Your email address will not be published.