Deg-deg:- Dhaawacyadii ugu badnaa dagaalkii Sanaag oo hadda lagaadhsiiyay Magaalada Dhahar.

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheevayaan in degmada Dhahar hadda la keenay mid ka mid ah dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii galabta ka dhacay Dabala-xagare .

Waxaa sidoo kale la sugayaa dhaawacyo kale oo laba ah oo hadda laga soo gudbiyey degmada Xingalool.

Khasaare gaaraya ilaa saddex dhaawaca iyo ugu yaraan hal dhimasho ah ayaa ka dhalatay iska hor imaadyo udhexeeyey ilaalada Wasiirka waxbarashada Puntland iyo Ciidamo Somaaliland ka tirsan , khasaarahani waa inta gaartay dhanka Ciidamadda Puntland ee Wasiirka la socday xaga kale cidi ma xaqiijin.

6 Comments

  1. Bal muxuu soo doonay oo aan ka ahayn dhibkaas soo gaadhay, war hooy dhabayacooy masaakintan aad dabka kusoo guraysaan goormaa ka ilbaxaysaan?!

    War hooy ka digtoonadaa ismiidaamin tan aad wadaan, waxaan la hadlayaa WAROOS, DIGNIIN WEEYEE…WBT.

    God bless Somaliland.

  2. Kolba dhagax yar bay soo tuuraysaa way cararaysaa, meel bay ku dhuumanaysaa, fadhiisan mayso meel , waa dhoocil faro ka ciyaar badan.

  3. Iidoorka hooyada ayaa dhabayaco ah. Taas ogow dhulka iidoorka waa la yaqaan intey Somali Ka degtid ee dhoobo shulkaaga. Cali beysteen foqul Cali beesteen isaaq saqajaan.

  4. Isaaq saqajaan dhul aadan laheyn ayaa Timi kulaabo oodo weyne iyo dararweyne iyo meeshaad Ka timi lacnat fuqul lacnat iidoorka

Leave a Reply

Your email address will not be published.