Deg-deg Daawo:- Degmada Taleex oo lagu gubay Calanka Somaliland iyo Xuska 18ka May oo si nabad ah udhacday “Saraakiil katirsan Puntland…”.

Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa maanta si aan loo kala hadhin looga xusay maalinta Qashingurka iyo qashin gubka SSC taas oo ay ka qayb galeen masuuliyiin ciidan oo katirsa Puntland.

Boqololaal kamid ah shacabka degmada Taleex ee gobolka Sool oo isugu soo baxay fagaare caan ah oo kuyaal magaalada ayaa si wada jir ah dab uqabadsiiyay Calanka Somaliland iyadoona uu babanayay calanka Somalila iyo midka Puntland.

Saraakiil katirsan ciidanka Difaaca Puntland oo ka qayb galay xuska munaasabadaasi ayaa iyaguna fariiin hanjabaad ah udiray Maamulka Somaliland taasi oo ku aadan in taleex iyo aageeda aanay imaan karin Ciidanka Somaliland.

HALKAAN KADAAWO

7 Comments

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkk
    Marqaanews way khalkhashay,kkkkk
    War dabaaldagi berdahii taleex ka dhacay soo galiya anaga kolba film expire ha na tusina,kiki

    Samo kuwaar samo kuwaar qaada marqaanewsow ileen wado kale kuuma furnee.

    Museveniga Uganda oo wafdi culus usoo diray kaqaybgalka 18may

  2. Odayga iidoor ee qoraalka kore soo tabiyay qosol gariirkiisa ayay ka muuqata naxdinta beerku hamaansaday! Taqsiintii buu ku mnargaday ee yaa ogaada!

    Hooyadaas hadasgay ayaa warkii ba soo koobtay runtii. 18ka May Soomaalida saaxiga ah ee waaqiciga dhabta ah ku nool waa u maalinta qashinka.

    Reer khayaal-iyo-marqaan ku noole na waa maalin aan jirin oo ay qarawgu iyo qaaddiradu ka tuseen. Waa halkii fasiraaddii laga bixiyay macnaha qofka majnuunka ah ee ahayd:

    “Waallidu waa qof isku wax uun ku celcelinaya ee haddana natiijo tii hore ka duwan ka filaya”.

  3. asc dr Cawad

    kkkkkkk waxaa iga qosliyey “qashin qubkii Laascaanood beey ciidan soo dhigeen” dr Cawadoow wallahi waa worry situations xaalku idinkana wax kalaad kahadleeysaan!kkk

  4. War caawa mirqaanews way ku gudhay no more fake news adunkii
    Oo dhanba yaabay
    Sida loo xusay 18may

    Horaa loo soconayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.