DAAWO VIDEO:DEG DEG:Cali Khalif oo Somaliland Xabsi Ugu Habjabtey Taarikhda Fashilkiisa

Cali Khaliif Galaydh Ayaa Isaga Tagey Magaalada Hargeysa waxaana uu tagey Magaalada Jigjiga Sida Wararka Sheegayaan,Isagoona Iska tagey Soomaliland oo Xabsi Ugu Hanjabtey Inay Dhigayaan hadii Uusan Joojin Kacinta Dadweynaha Iyo Qudbadaha.

Cali Khaliif iyo Axmed samatar oo waayadani danbe Wadey Ololaha uu Ugu magac daray tabliiqa Siyaasiga Ayaa Si adag waxaa uuga Hadlay Inaan Soomaliland loo Sinayn,Wararka waxay Sheegayaan Inay Soomaliland ugu hanjabtey Inay Xidhayso Hadusan Joojin Hadaalada.

Cali faloosi oo Siyaasinta Sool,Sanaag Iyo cayn ka Mid Ah Ayaa Ka Sheekaynaya Taarikhda Cali Khaliif Iyo Siyaasadiisa Sida uu Ugu Fashilmay Guud Ahaanba.

Halkani Riix Video Muuqaalka

6 Comments

  1. Dr Cali Khalif Galayadh yaa xidhi KADHA?!

    Waa madaxweeynaha MUSTAQBALKA DHOOW ee Somaliland, waa haduu ka helo doorashada PROF AXMED ISMAACILL SAMATAR oo tartan weeyn oo maryo dhiig leh lakala furan doonaa dhex mari dono in the year of 2023.

    God bless Somaliland.

  2. ASC.
    Dabshidow;
    Cali Faloosi, magaran cidda wadata LAAKIIN waa mid loosoo dirsaday? INUU Cali Khaliif sumcadda ka dilo WAANE mid wax badan la socda. °Xinka Dhulbahante WAXBAA iiga billaabane MA malaynaayo inuu FALOOSI yahay jufada Cali Khaliif WAANA mid daacadi ka tahay BAABAH. °BAL muxuu sheegay oon ahayn inuu Cali Khaliif eedeeyo?. °ADEER Cali waa halyay ay Beel kasta jeclaalahayd inuu isagoo kale ka dhasho. °INUU Cali qalad galay wey jirtaa LAAKIIN ma gelin mid laga kabsanwaayey. °HADDANA wuxuu ku hawllanyahay MIDNIMO reer Waqooyi si loola xisaabtamo reer Koofur. WBT

  3. Cali Khaliif waa Libaax aar aar dhaley siyaasi. Iidoorka waxey tabcayeel ilaa into 1990 sow Cali Khaliif ma fuuqsan. Nacalata nacalata iidoor iyo ilmahooda.

  4. Iidoorka waxey Ku waasheen ciidan qaran po been ah, waxey Ka soo ururiyeen iskuulada iyo meelaha lagu qayilo. Iidoorka waa aakhiro Doon. Heli was.

  5. War ninkaan muxuu ahaa horta waa nin HADA hurdo kasookacay xagee lagu doortay Ali KHALIIF? Maamulkii khaatumostd WAXAA LAGU doortay TOGA EERO GOO WAXAANA MAR WALBA WADA WEERARAYEY SOMALI DIIDKA IYO DABADHILIF YADII SSC MARKUU RAYSAL WASAARE KA AHAA XAMARNA BEESHA MAJEER TEEN UUN BAA DOONAYEY INAY BOOSKAAS QAATAAN NIN REER SSC AH OO UU XUMEEYRY NA LAMMA HAYO WAAYO MEESHA MUQDISHO NIN DAAROOD AH OO MARKAA MUQDUSHO AAMINI KARAYEY MAJIRIN KADIB UUN BAA LAGU SOO DHIIRADAY QOODH IYO XERO LAAWE DOQON AH OO YAQAAN DHIBE AH WEEEYE NINKAAN MEESHA KA NAC NACLEH WAR XINIINYAHAAGA FUUL DOQON YOHOW XAASIDKAA PRO GALAYFDH XINIIN YAHAAGA FUUL

  6. Weligay intaan ARKAYEY nin reer Ssc sheegta OO yaqaan dhiibi AH kan midkaliita MA arag WAR ninkaan reer Ssc yoow ILAAH BAAN idinku dhaariyey MUXUU ahaa Marqaan News MA waxay Rabtaa inaan WADA Block no WAR UMADA kaxishooda OO Waxaan OO KALE Hanoo soo tebinina BAL EEG XITAA WAA NIN AAD MOODO QOLYIHII SAWAAXILKA KULUMAY WUXUU KULEEYAHAY Wiyisha Gawrac Dibiga HA Quustee KKKKKKKMKKKKKKKKKKKKKKK VIVA ALL KHAATUMOSTD IYO SHACABKEEDA

Leave a Reply

Your email address will not be published.