DAAWO VIDEO:Ceeb Ilhan Cumar oo Tageertay Inay Isku Guursadaan Dad Isku Jinsiga Rag Ama Dumarka

Xildhibaanadda laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Ilhaan Cumar, ayaa Aqalka Congress-ka geysay hindise sharciyeed difaacaya xuquuqda dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda.

Waxay dooneysaa in arrimaha socdaalka laga hor istaago qof kasta oo gacan ka geysatay fulinta sharciga ay meel marisay boqortooyada dalka Brunei ee dhigaya in la mamnuucay in ay isu galmoodaan dadka isku jinsiga ah.

Sharciga dalka Brunei ayaa dhigaya in dadka lagu helo in ay isu weeydaarteen iyaga oo isku jinsi ah, in lagu xukumayo dil dhagax ah (rajmin)

Halkani Riix Video Muuqaalka

14 Comments

  1. Qoftan dadkii ku guubaabiyay in ay god abeeseedka isku tuurto si xun ayay u laqmiyeen xaqiiqdii. Aqoonta iyo firfircoonida uu Rabbi ku galladay ummaddeeda Islaamka ah iyo Afrikaanka tabaaleysan ayay ahayd in ay oogu faa’iideyso inta ay ama Qaramada Midoobay mise hayad la siman jago sare ka qabato. Meel baas bay ka dhacday oo qar xun bay ka runtii ka shalwiyeen kuwii talada jagadan ay isku maqiiqday maanka kaga shubay. Tol iyo ehel xaqa tusiya miyaanay lahayn toloow?

    What an agonizing waste! Ouch!

  2. Horta reerkan daarood maxaa dadka inta ugu xun kusoo ururiyay ee allah nacay subxana watacaale..

    Ilhaan
    Ayaan
    Imaan
    Weris
    Warsame
    Mama Malyuun
    Dab casar
    Nasteexo indho
    Kiin Jaamac
    Deeqa Afro…you name it!

    Miyaan wax lala tacajabo ahayn?!

    SUBXAANKA YAA CADIIM.

    🤔🤔🤔

  3. wallaahi ilhaan taariikhdeeda danbbe ayey iska heleysey laakiin waa laga fileyey waxaa iney difaacto balse anaga aan is weydiinee ilhaan Omar ma islaam baa?!!!
    my aniga ma aamin sank iney Muslim tahey

  4. Ilhaan Cumar waxaan u ahaa taageere weyn laakiin waxaan Ilaahay ugu baryayaa xaqa in uu ku soo duwo oo eey ka towba keento waxeey ku jirto.

  5. 10 ka qof eed shegtay waa run abtirka waxay galaan darood. Laakiin kawaran. Waa shaqsiyaaad. Ee kawaran kuwa looga marawayay sool iyo sanaag ee doonaya inay xasuuqaan. Oo cidan hub usamay stay. 15 colaad kuhaya. 10 ka qof waa dadka ugu caansan xumaanta tv iyo islaamka. Laakiin waa shaqsiyaad. Dhul gaalo degan. Laakiin wadankooda waxa kasocda a gaal merlwalba. Tan ilhaan. Lataliyaasheeda ayaa xun. Markaan maqlay trump bay is hayaan. Waan ogaa in jafis loo dhigayo waawayn.

  6. Abbo siyaad allaah ha unaxariisto gesiga africa. Mar haduu katagay hargaysa wali mingiste tikreega ananaya iyo dimoqoradiga raga iyo dumarka isgursaadn school gabileey Arabs iyo. Xumaanta bara citiraafka lagu helaa. Ilahan. Hargaysa way qaracmeen. Gabadha darood weeye. Way jeclaan lahayeen xilka ay hayso intaad tikreega daba socteen baa Aduunka madax laga noqday. Snm wali dagaal sool wada iyo sanaag. Ciil baa halkaa idin dhigay. Hawiyaha idinka fiican. Laandheere hawiye iyo darood. Ma gadhan saan.

  7. Gunter Bischoss Xaargeysa Suuliland waxaa lagu siiyay darajada Mujaajidnimada sbabao loo aanaynayo inuu haweenka Habargusjeclo iyo Habar-ass-laga-was baray filmada dadka waaweyn oo uu Actors ka dhigay

  8. Khaniisada weyn ee Habargusjeclo
    Naaguhu wasaan dalka Norway Amal Aaden
    Death threats for lesbian Somali-Norwegian – The Local
    Michael Mariama waa gaalkii ugu horeeyay Soomaalida o isna beesha Habargusjclo ah
    Adna aaden waa naagtii ugu horaysay oo iyadoo nin qabo caadi ni kale usoo xeraysata
    Amina waris waa naagtii ugu horaysay oo futada in laska waso Soomaalida bartay

Leave a Reply

Your email address will not be published.