DAAWO VIDEO YAAB:Xukun Dil Ah Ragii Kufsaday caaisha Ilyaas,Oday Weyn oo Kujira Raga la Xukumay

Maxkamada Gobolak Nugaal Ayaa Xukun Dil waxay Ku Ridey dadka Lagu Helay Kufsiga Caaisha Ilyaas,Iyadoona Ragaasi Maxkamada Malainti sadexaad la Horkeenay lana Dhagaystey.

Xukunka Ragani oo mudo badan la Sugayey Ayaa Ugu danbeyn lagu Xukumay maanta Xukun Dil Ah,waxaana Maxkamada Xukunka Ku Dhawaaqday maanta.

Halkani Riix Video Xukunka

6 Comments

  1. ASC.
    1.Ilaahoow cimrigayaga ceel ha ku sagoontin.War ma la hubaa in uu Ninkaasu falay waxa lagu dacweeyey?War anigu waxaan ku talin lahaa kiskaas dib haloogu noqdo.Waayo waa arin adag in uu ninka intaas le’eg uu faro xumeeyey gabadhii jirtey 12 sano oo uu haddana dilay.
    2.Tan kale war waxaa weebka soo galay qof an waxba dhaafayn.Waa qofka wata magaca ah Mubaarik Yusuf oo ku hadla wixii uu damco.Xattaa Dumarkii buu u dhacay.Golahaan illaa waagii la furay wuu ka ladnaa qof saas oo kale u hadla.War anshaxa ilaali oo u soo rayi dhiibo si shuxmadadysan.War meeshu waa rug fadhi-ku-dirir ee ma ay joogaan Jabhado hubaysan.

  2. SHIINE MAXAMED DIIGE WA NIINKA 45 SANO jiira wa niin wayn labada wiilki oo kale iyaguna wa rag wawayn kiskan ujeedo kawayn kufsi bajiirta wa in labaadho qoyaha red garowe oo indhawaydba faroole hogaminayay xamasad an hufnayn bay udurban tuman awaal sool iyo Sanaag arimaha kajiray bay hargaysa sxb kadonaysi iyo dano faroole haysan wayay oo afkisa furtay dagaalki tukaraq.
    Hadana arimaha kalkacayo kadhaca gawoore wa bunbunisa war hoy GAROWE canshuur umada laga aruuriya lagudhiisay ee lugaheeda kumatagna kiska wa in lowarejiyo maxkamad an ahayn tan garowe ee faroole siyasadiidi melkasta kurinjiayay w b towfiiq

  3. KU:Mubaarik Yuusuf.
    Waxaad caan ku tahay magacyo kala duwan iyo anshax xumo.Waxaas oo kalena waxaa lagu yaqaan qofka jaahilkaa ee ku hadaaqa wixii ku soo dhaca qalbigiisa.Haddii ad tahay qof sharaf leh kuma adan hadasheen anshax xumada ad cadaysatay.Mana fiicna in lala hadlo wax noocaas oo kale ah.

  4. 45 jir gaalkacyo joogo oo xanunka maskaxda kaga dhacay ayaa qabiil lagu difacaya walahi wadamadan yurub iyo america way jogan dadkas dhimirka la waxay ku jiran askarta macalimita wayna xanunsan yihin caruurta ayeey kufasadan waxa loo yaraqnaa (paedophilia) qofkas 45 ka ah ee xanunkas qabo ninkii qabiil ku difaco walahi haben dambo ayuu gabar warid utahay u kufsan dona sababta ah gabartii yared meel nabad ah ayaa lagu jarjaray kuwina wuu jarjaraya odayga paedophilia hadad iska qaban waxa kale ogatan dadka hadii sharci ayu sami yihin lawayo qali maxamada fadhiyo xataa gabartisa wala kufsanaya isga caisha u hilinrynin waa inuu isga isu hiilaya ilen ogey dadqal ah baa jarjarat ilamo yaro saqir ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.