DAAWO VIDEO DEG DEG:Madaxweynaha S/land Muuse Biixi oo Ku Dhawaaqay Maxaabista Puntland ee Somaliland u Xidhan Dhamaan Lasii daynayo Puntland ..

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay inay Sii Daynayaan Maxaabiista Ay Ka Qabteen Maamulka Puntland Dagaaladii Tukaraq waxana sido kale madax waynuhu ugu Baaqay in ay Sii Dayaan Maxaabista somaliland ee ku xidhan Puttland.

Warkani Ayuu Uga Dhawaaqay Madaxweynaha Soomaliland Xaflad Lagu Xusayey 18 May oo lagu qabtay Madaxtooyada Soomaliland,Isagoo Sheegay Inay Tani Waji Cusub u tahay Xuska 18 may Xafis loo Fidinayo Maxaabistaasi.

Halkani Riix Video Muuqaalka

11 Comments

  1. kkkk:Gooni Isu Taagga Soomaalilaan : Gunnimo Mise Gobannimo?..
    —————————————————————-
    1)Jawaabtu: Waa gunnimo; qodobka ugu dambeeya ayaan ku caddaynayaa
    2)Isku Af, (isku diin)(isku-dhaqan)(isku-xeer)(isku-dal)(isku-reer-guura xoolo-dhaqato)(isku-sinji)(isku-suugaan)? Qoyslander-iga gheh
    ——————————————————————-

  2. BIYO BEERI MA DAYSO
    HADDII AY KU BATTAANNA
    BIXIDDEED DHIB U GEYSTEE…

    HADDII DOOBI BUUXSAMO
    MAR BUU KIBIRKU DAADSHAA…

    Murtidaasi ciddii taqaan uun baa taqaanna.

  3. A statement from the president of the warlord (muse) that he had been subjected to blaming the media was falsely (alleging that prisoners of puntland are far from reality..(: lair not true prisoner of war)?
    ——————————————————————
    PUNTLAN”:its armed forces are not a regional threat(Dhiiga walaalaha soomaaliyeed(xaaraan buu naga yahay?OGOOW

  4. Waxaa layaableh. Somalida. Inay ku khasbaan. Maamulka hargaysa. Gobalka sool waxaysan iyagaba raali ka noqdeen.khasab igu raac. Cidanka yga. Deganka somali wayn raba. Udiidan. Diinta islamka dimoqoradi maogola iyo xoog jujuub cidan muslim lakaladhexdogo. Kuwii xasuuqay burtinle garoowe gaalkacyo waxay joogaan. Hargaysa iyi burco. Laakiin. Beesha majeerteen mashegan karaan. Oo way baqaan. Oo shacabkooda aad loo xasuuqay 3 sargaal oo reer hargaysa iyo burco waxa layaableh sababta. Ugudhiradaan. Hartiga beesha isaaq. Inay yiraahdaan waa na laxasuuqay. Waxay ilaahay. In lasamro. Waa waajib diiniya laakiin. Waxa waajib hadii ay dhulbahante xasuuqeen .majeerteen xasuuqeen. Inay is difascaan. Haritga waayo diinta ogolatay in AF iyi adin qofka muslimka isku difascaan. Maamulka snm waay yirahdaan. Puntland marano. Federalaka marabno. Laakiin ganacsiga. Hana ga dhexeeya macnaha waa aan idon qabsano xaga dhaqalaha. Kaga darane Markay hadlaan. Waxay kiciyan hawiyaha oo ay yirahdaan. Darood baa idin xukuma. Iskudir qabiil oo waxay oran hawiyaha. Daroodka iska celiya si ay colood badan ufuraan. Oo ay itusan I darood cadaw yahay. Waaba hadii ay lo ogalada an. Hawiyaha noqdaan kuwa si dhib yar loo kicin karo. Horay hawiyaha way Uga diideen. Inay darood colood hargaysa laga soo maleegay. Uraaanhartiga kor iyo hoos mu dad dheer snm. Ku khudbeeyaan inay necebihiin daroodka. Laakiin hartiga way hurdaan. Waa dad aan fahmayn waxa idoor rabo. Ee ah dhulka harti dhinacwalba ka ladagaalaan. 18 may waa miilin ilaahay oo Ramadan laakiin waa maalin ay darood usamay steen. Oo huwan colaad. Dher. Midka la jooga. Kan garoowe jooga iyaga waa isugu mid. Cadawada. Majeerteen waxay uhaystaan in hadii dhulbahante kaqabsado iyaga. Kubadalayaan puntland baanahay. Dawlad gobekeedka somaliya sheekada. Maamul wat kawayn tahay ee waa isir nacayb fog. Waxay xasuuqeen onlf. Kalshaale laascaano tukaraq burtinle garoowe gaalkacyo. Waana tarikh dhaba. Ee harti waa inay is daba qabtaan. 2 gobol ee ay degaan hargaysa iyo burco. Wax kawayn bay rabaan. Muda dheer ilaa waqtigii sayid maxamed see darood idinkabatan weeye dhul iyo shacab. Tasa keentay sarakisha snm marwalba colood u wadaan. Hawiyaha dhul darood iyo shacab darood marabaan waayo hawiyaha dhulkooda baa kufilan. Oo ay aamineen way ogyihiin in dhulka darood. Iyo hawiye. Kawada badanyahay oo dagaal qabiil khasara mooyee faaido inaysan ku jirin labadba wat ogyihiin. Gaaladana uma yeedhaan Arimaha xuduudaha. Laakiin snm odayshooda. Wali waxay rabaan inay daroidka dhul xoog Uga qataan waxay cidanka usanaysanayan waa harti buburi laakiin doqomada harti ee siyasada horbooda dhagarata idoor. Way kajifaan. O raali bay ka yihiin in shacabkooda la xasuuqo si ay federaalka. Madax Uga noqdaan. Madaxweynaha hanala siiyo. Snm baa naxasuuqday codka nasiiya nabad baan qadany dhibka hargaysa noo gaystay. Laakiin ma oga in kursiga federaalka somali u dhexeeya.

  5. darwiisho.
    Tukaraq calanka Somaliland ayaa ka taagan… sidaa ayuu uga taagnaan waligii , ama buuq ama qayli sida falastiinta , dhagax tuur , tire baabuurta gub intaa xaq ayaad u leedahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.